Haddii aad doonayso mustaqbal ifaya. Maaha inaad sugto qof kale inuu wax kuu qabto, waa inaad adigu noqotaa isbeddelka, Dadka guulaysta waa kuwa ka faaiideysta fursadaha maanta si ay birre uga dhigaan mid ka wanaagsan shalay
•Cabsi inaad ku fashilanto howsha aad rabto in aad qabado
•Shagi ku saabsan awoodahaaga ama kartidaada inaad guul gaarto
•Cabsi inaad lumiso dadka dadka kuu dhow, fursadaha ama raaxada nolosha hadda
2. Raaxo iyo caadooyin horey
• Haddii aad ku qanacsan tahay meesha aad joogto, waxaad ko fogaan gartaa isbaddelka sababtoo ah ma dareemeysid baahi deg deg ah oo kuu muuqado
•Cadooyin qoto dheer oo aad muddo dheer ku nooleyd ayaa noqon kara kuwo adag in la jabiyo
3. Faham la.aanta ujeeddada isbaddelka
•Haddii aadan si cad u ogeen sababta aad rabto in aad isbaddel isameyso ama waxa aad ka faa.iidi karto, waxaa adkaan kara inaad unaqaaqdo isbaddelka
•Yoolal aan caddeyn oo aan lahayn qorshe cad waxay kaa dhigayaan mid aan diyaar u ahayn isbeddel dhab ah
4. Dareen culays iyo isku buuq
•Markaad dareento in aad ka xanuun san tahay fursadaha ama doorashooyin ka soo wajaha, waxaa laga yaaba inaad Gabi ahaanba iska dhaafto isku deyga isbeddelka
•Dareen culayska nolosha, shaqada ama xiriirada wuxuu kaa hor istaagi karaa inaad waqti galiso isbeddelka naftaada
5. Saamaynta bulshada iyo cadaadiska dibadda
• Dadka kugu xeeran oo laga yaabo in aysan taageersanayn hamigaaga isbeddelka waxay kugu riixi karaan inaad ku sii nagaato meeshi hore
•Fikirka bulshada iyo walbahaarka laga yaabo inaad ka hor timaado dadka ayaa sameeyn karo go.aanadaada
6. Baahi farsamo iyo aqoon la.aan
•Isbeddelka mararka qaar wuxuu ubaahan yahay xirfado cusub waayo aragnimo ama aqoon. Haddii aad dareento in aad ubaahan tahay waqti dheer ama qarash badan, waxaa laga yaabaa inaad Dib u dhigto
6. Jahwareer iyo tixgelinta waayo aragnimadii- hore
• Guuldarooyin kii hore ayaa kaa dhigi kara qof ka cabsanaya inuu mar kale isku dayo
• Haddii aad ku nooshahay xusuus hore. Waxaa adkaanaysa inaad mustaqbal wanagsan ka fikirto
Caqabado: wax walbo waxa ay leeyihiin caqabado, qabadahaasna waxay ubaahan yihiin sidee looga gudbilahaa in aad isku diyaarisid si aad oga gudubtid kuwo qaar waad ku guuleysii inaad ga kudubtid kuwo galena Maga guulaysan doontid oo waxaa laga yaaba in ay qeer kuugu jirto in aadan ga kudbin qabadahaas
Waxyaabaha aan bartay ?
•Dadka qaar in ay noloshaada ku siijiri doonin, laakiin ay ku siinayaan casharo muhiim ah kohor inta aysan kaa tagin
•Hormarku in uu yahay mid ku yimaado dulqaad iyo shaqo adag, guushu maaha wax deg deg lagu Heli
• In ay mahatnaqidu tahay waxa yar ee aad heysato waa furu muhiim ah oo nolosha laga Helo, Marar badan waxaan ku mashquul sanahay waxa inaga maqan aniga oo aan arkin wax qiimo leh ee aan heysano
• Nolosha waa sida badda, mar wey dagan tahay, marna wey kacsan tahay, waa in aan barano inaan udul qaadano duruuf kasta oo na soo wajaho
Guulaha aan gaaray Sanadkaan wuxuu ahaa mid aan dib u eegay nafteyda bartay xrfado cusub, Kuna dadaalay in aan nafteyda ku dhiso aqoon iyo Hal abuur waxa aan awood uyeeshay in aan fahmo muhiimada waqtiga, waana bartay in guulaha waaweyn ay ka bilaawdaan talaabooyin yaryar
Xanuunka aan ka bartay xanuunku wuxuu inoqday macalin dhibaatooyin ka aan la kulmay waxay iga caawiyeen in aan noqdo qof dulaaq badan. Waxaan bartay in ay wanaagsan tahay in laga dago dadka aan ku ilaalin xasiloonidaada iyo qiimahaaga waxaan ogaaday in haddii qalbigaagu dumo, markale wuu soo kaban karaa haddii aad u ogalaado naftaada fursad cusub
Rajo iyo hididiilo cusub, inkastoo sanadkaan uu lahaa xanuun iyo guuldarrooyin haddana waxaan ku soo xirayaa mahatsanq iyo hididiilo, waxaan umahat cilinayaa Alle oo iseeyay awood aan ku maroon safarkeygii adkaa ee sanadkaan. Waxan ku rajo weynahay in 2025 uu noqon doono sanad iftiin leh, oo ay ka buuxdo fursado iyo farxad
Dhammaad
Sanadkaan waxuu iga dhigay qof adag sidii hore, qof ka rajo iyo mustaqbal wanaagsan, qof ka qaan-gaari qalbigiisa iyo maskaxdiisa. Mahatsanid 2024, waayo waxaad ii ahayd safar aan lailaawi karin
Ma Aaminsan Tahay Dadka Okiyaalaha Dhagtarada Qoraan Wato iyo kuwa xaragada u qaataba Inay Ka Indho Quruxsan Yihiin Dadka Caadiga Ah ?
Sidoo Kale Ma Rumeysan Tahay Dadkaas, Inay Dadka u Fiiriyaan Si Qadarin lyo Ixtiraam ku Jiro Ayna Ka Dagan Yihin Dadka Kale ?
Ma Rumeysta Si Shaki La'aan Ah Dadka Okiyaalaha Xeran Hadalkooda Adigoon Ka Laba Labayn Waxay Kuu Sheegayaan?
Dadka Aan Ka Soo Sheekeyne Waxaay Daraasadaha Sheegeen In Ay Ka Kalsooni Badan Yihiin dadka Caadiga Ah Kana Soo Jiidasho lyo Waji Furan Yihiin Bulshada inteeda kale waana dad go'aana ay qaadanayaan aad uga fiirsada masuuliyad badana ay ka muuqato.
Horay Ma u Aragtay Dad Okiyaale Qabo oo Ixtiraam lyo Qadarin Lagu Tilmaamo?
Mention dheh qaar kamida asxaabtaada oo ookiyaalaha wehel la'ah.🦋
●Qaraabadu Kun weeyoow ●Kolkii aad gargaar iyo ●Garab siin u baahneyd ●Gacan kuuma fidiyaan ●Kolkaad geeriyootee ●Godka ay ku geeyaan ●Geel baa la qalayaa
Waxaa jiro waxyaàbo nagu adag, oo aanan awoodin inaa wajahno ogow wax walbo illahay xagiisa wey ka fududyihiin
Haiĺoobin qof walbo waxaa heysto dhibaato, majiro qof aa Nan haysan dhibaato, Xasuusnowillahay adoon ka uu og yahay in uu dhibtaan u adkeesan karo oo itixaama si uu samirka adoonkiisa u ogaado
Hailaabin in aad tahay adoon Alle, allane wuu awoodaa in uu kaa saaro xaalada adag. Sidoo kale hailaabin inuu jiro mid kuu jeda xadaa haday dadkoo idil ku arki wayan
indhahooda ay kaa qarsooman adiga Indhahaaga ha ilabin in aduunkan uu San jirin qof hal xaalad ku sugan