• CaLiyow Da,adan aan ahay • Waqay Loma door xuLay ee • Duq_gaboobay iyo WiiL yar • Baa Lo dada HadaL ee • Diirka ka garan xaajada • Dabaqa Aad saarteen • Ma dumaaLo naaguhu • Ninkay noLoL ku deyrshane • Dayib uma yiraahdaan • Jeerow hawLi daashado,e • Nin waLaLki doorsaday • iLaah darajo siin wayay • DaLkaad ina adeerka dhigtay • Baad waLi dageysaaye • Baadida ninba kuLa daydaya • DaaLna ka badane • Oo Aan dooneyn inaad • Heshaa daa,in Abidkaaye • Dadkuna moodi duuL wada • Dhashaa wax u dahsoone • DaLLo ma Laha aaqiro • Haddi Lo kitaab dayo ee • DuLaaL iyo MaLaaL Wuxuba • Waa carabti deynteede • Dibnihiina un ba gaLay • Oo Waad i du_duBiseene • Allay i diLiye ii door • Adigaa iga sii darane
• Dumarow wa side Warkiinu • Markay ku yeedho Hooyo • Dabadeed ku tiraah BaL mamuL • Sinxiyo Labada dugsooda ah • Dhaqdhaqoo weeLko nadiifi • Intaad caro kaLe wareegto • DabeeL hadaLada ku tuurto • Ish maxa ani hawL i saaray • AqaLkan baas ee i waaLay • Miyaan KaLigey ku nooLay • Miyaa HebLaayo Lo dira_baL • Aya he eexadku ma fiicnA • Markay saacadi wareegto • Hooyana hawshi dhameydo • Intaad qadka so yara aado • Fb iyo whats appka • Ku so qorto hooyodeyba • Ta ka eegto aduunkan wayne • Allow daay oo iLaaLi • La,anteed noLoL La,aan dheh
• Ma cawaa ma caana • Ma cuqba ma cigashaa • Ma cizaa ma cuLuqbaa • Ma daruur gu, curatoo • Cir_cadaadi noqon baa • Ma cigaaLka faLagiyo • Cir_isjiirki mariiqbaa • Ma magooL cuseebaa • Ma cadceed aan oriyoo • FaLaaraha xasuusta Leh • Ku cabsiisay dhadadoo • Ceyryaanti didsay baa • Ma xareed is ceLisay aa • Ma habeen cade ahoo • BaLiyada cigaagani • Casuumeen xidigaha oo • Cirka dayaxi kaa jiray • DhuLka ka cawiray baa • Cosob rayska xadhiyo • Ma gargoorki ceego • CaL_caLyadi barkadaybaa • ALLa samay cuddoonaa • Udugaa oo carfoonaa • Zam_zam caynka Lo dhigay • Ictibaaro badanaa • Callo ma aha Liiti ah • Habac ma aha ceebo Leh • QaLaf ma aha camaL ba,an • Coon ma aha Lo hoyan • BaaLi ma aha aariyo Leh • Cir ma aha toomama • Cawro ma aha socod badan • CayiL ma aha Laga dido • Caatona umay bixin • Cidkastaba u geeyo • MeeL laga canantiyo • CiLad Laguma heLi karo
• Badbaadso intaan Lahaa • Hankeeda ku beeg is Lahaa • 𝐔 biiri wax aan Lahaa • Dareen badan sii is Lahaa • Adigu biLo un aan Lahaa • Bar si nafta aan Lahaa • Intα ay tahay baadidaa • Yαy bayLin aa Lahaa • 𝐒αnαdσ вαdαn ku вα,nα • Dhαnki bal ku so baxaba • 𝐔 buuxu inta aan Lahaa • 𝐒i u baraarto duni • Ku bixi waqti aan Lahaa • Bαrwaqo inta ad gashana • Dαdααl αdi ka badnaa • Hαdαd uвα вααhαtαnα • Nαftαni ku bixin Lahaa • Iskα maaLinta aad banan • Awoodadi biday • Nσlσshα u bareeray tiri • Bishaaro ano kaLgacaL • Nαftααdα u вααhαnσσ • Bαndhiga midowgeena raba • Miyaad iga baydhayoo • Qof kaLe noLoshiisa bishay