Noloshan waxaad la kulantaa dagaalo badan oo maalinle ah, balse dagaalkaaga ugu muhiimsan ayaa noqon doona midka aad naftaada kula dagaalanto si aad qalbigaaga u ilaaliso adigoo ku sugan ama ku dhex jira burburkan hareerahaaga ka dhacaya.!! ๐ฏ๐๐ฟ๐ฅ๐
Nolosheydii weli lama kulmin Qof adiga kaa wanaagsan intii Ay i sheydu iyo maqalkeygu gaaray, Waxatahay noole loo xiiso la Joogiisa , la kaftankiisa . Dhabtii Waad istaahishaa in lagu siiyo Qalbi daacad ah oo qiyaanada Ka dhowrsan โค๏ธ๐ฅฐ
Marabo inaan raadiyo ruux kale waayo waxaan arkay nolosha kaliya ineysan ku dhisneyn maalmaha farxada kuwa is jecel Wa kuwa wada qaata dareenada kuwooda adag haba ahaadaan xauunada caadiga Wali Waxan rajaynaya inaan Malin Maalmaha Ka Mida aan dib u midowno๐ซก
Waxaan jeclahay waqti walbo inaan ku agjoogo waxaan kale oo aan jeclaan lahaa in waqtiga aan kula joogo uusan marnaba alle dhibaato ina dareensiinin xayaati alle ha iikaa xafido.
Waxaan jeclahay waqti walbo inaan ku agjoogo waxaan kale oo aan jeclaan lahaa in waqtiga aan kula joogo uusan marnaba alle dhibaato ina dareensiinin xayaati alle ha iikaa xafido.โจ๐
** " Mid kamida dareemaha ugu yaabka badan aduunka Waa adigoo qof jecladey misn aad ku fekertey in aadan fursad ku heli doonin balse u waqtigu idin kulmiyey!.." **
Aad ayaad u qurux badantahay jacaylow marka kor lagaa arkayo , Blse gudahaaga markaan galay baan la soo kulmay xanuun aad u daran , zbbtana ma,aqaano...๐๐โโ๏ธ