عن أبي الدرداء رضي الله عنه أن النبي صلى الله عليه وسلم قال : (من صلى عليَّ حين يصبح عشرًا ، وحين يمسي عشرًا ، أدركته شفاعتي يوم القيامة) ▪︎ صحيح الجامع
٧٣.مَثَلُ الذى يذكر ربه والذى لا يدكرربه مَثَلُ الحى والميت 73 (Tuusalaha qofkii Xusaya rabigiisa io Miidka ana Xusenin rabigiisa Waxay kala yihiin tusalaha Ruuxa nool io ruuxa dhiintay qofkana Allah xusenin sidii rux dhinty oo kale wa) . ٧٤.من صلى الصبح فى جماعة فكأنما قام الليل كله .( Ruuxi salada subax ku dukada jamacada Waxa oo la mid yahy ruux U taagna qiiyamu layl habeenki oo dhan )
٧٥. إن الملائكة لا تدخل بيتاً فيه كلبٌ أو صورة. 75 ( Mala'ikto ma gasho Guri oo jogo Ey ama sawiro yaalan )
٧٦. الحربَ خُدعة 76 ( dagaalko waa khiyaano )
٧٧. بلّغوا عنى ولو آيه 77 ( Iga gaarsiya Ayaadba ha ahaate Umadeyda)
. ٧٩.خير الصدقة ما كان عن ظهر غنى. وابدأ بمن تعول. 79( sadaqada waxa U kheyr badan Wax aad ka maranto Kabilow qofka aad taagerto )
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: ٨٠: خيرن الناس قرني ثم الدين يلونهم ،ثم الدين يلونهم 80: dadka waxaa ogu kheyr badan kuwa qarnigeyga joogay kadibna kuwa ku xigay kadibna kuwa kusii xigo. ٨١: رحم الله رجلا سمحا إذا باع وإذا اشترى ،وإذا اقتضى 81: alle ha u naxariisto nin cafis badan marku wax iibinayo ,marku wax iibsanayo iyo markuu dantisa raadsanayo . ٨٢: اطعموا الجائع، وعودوا المريض 82: quudiya midka baahan booqda midka xanuunsan ٨٣: كل معروف صدق 83: wanaag walbo waa sadaqo . ٨٤: افضل الجهاد حج مبرور 84: jihaadka ogu wanagsan waa xaj lagu barinimo falay. ٨٥: الصلاة الخمس والجمعة إلى الجمعه كفارة لما بينهن ما لم تغش الكبائر. 85: shanta saladod, jimco ılaa jimcihisa kale waxey danbi dhaaf u tahay qofka hadusan la imaan dunuubta waa weyn. ٨٦: رأس الأمر الإسلام، وعموده الصلاة، وذروة سنامه الجهاد 86:amarka madaxiisa waa islaamka ,tiirarkisana waa salaada, kuriskisa mesha ogu saresana waa jihaadka . ٨٧:خير د الخطائين التوابون 87: dadka waxaa ogu kheyr badan kuwa towbad keenka badan . ٨٨: اتقوا النار ولو بشق تمره 88: naarta ka dhowrsada timir jexeda oo sadaqaba ha ahaate. ٨٩: من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليكرم ضيفه 89: qofkii rumeyay alle iyo maalinta qiyaamo martidisa ha karaameyo. ٩٠:من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليحسن جاره 90: qofkii rumeyay alle iyo maalinta qiyaamo dariskisa ha wanajiyo. ٩١: من كان يؤمن بالله واليوم الآخر فليقل خيرا او ليصمت 91: qofkii rumeyay alle iyo maalinta qiyaamo hadal kheyr leh haku hadlo ama ha iska aamuso ٩٢: الصلاة وما ملكت أيمانكم 92: salada dhowra iyo wixii gacmihina hanteen ٩٣: ان الله تسعا وتسعين أسما، من احصاها دخل الجنة 93: alle 99 magac ayuu leyahay qofkii kooba xifdiya janada ayuu galaya. ٩٤: الوالد اوسط أبواب الجنة 94: waalidka waa albabada janada ka galeysan ٩٥: خالة بمنزلة الأم 95: Habaryarta waxey joogta booski hooyada . ٩٦: من حلف بالأمانة فليس منا 96: qofkii ku dhaarto amaano nagama mid aha anaga. ٩٧: لا يحلفوا بآبا ئكم ولا بأمهاتكم 97:haku dhaaranina abayaalkina iyo hoyoyinkina ٩٨: من حسن إسلام المرء تركه مالا يعنيه 98: islamka waxaa u wanagsan qofka kataga malayacniga . ٩٩: كثرة الضحك تميت قلب 99: qosolka badan qalbiga ayuu dilaaa ١٠٠: من قال هلك الناس فهو اهلكم 100: qofkii dhahaa dadka wey halaagsameen asaga ayaa halajiyay. وبالله التوفيق .
*Waxan Saxnay nah Allah Aa nawafajiye Waxa qaladnay nah Naf io shaydaan ee ka ahaaden Allah Na sugo*🤗♥️
٤٠. لايؤمن أحدكم حتى أكون أحب إليه كن والده وولده والناس أجمعين. 40. Midkin marumenin ila aan noqdo mid uu ka jecelyahy walidkisa, carurtisa iyo dadka oo dhan. ٤١. ارحموا من في الأرض يرحمكم من في السماء. 41. Uraxarista kuwa dhulka ku sugan, waxa idin raxarisanayo Allaha gurjire. ٤٢. الوضو ء سلاح المؤمن. 42. Seysadu waa hubka muminka. ٤٣. إن الظن أكذب الحديث. 43. Malaha waa sheko mida ugu benta badan. ٤٤. التثاؤب من الشيظان. 44. Hamansiga wuxu ka ahaday sheydanka. ٤٥. ويل للأعقاب من النار. 45. Waadi nared wuxu usugnady cirbo (Waa in laga tago xubnihi weysada oo eey qeybo ka mid ah eey qalalanyihin) ٤٦. الملائكة تصلي على أحدكم ما دام في مصلاه. 46. Mala'ikta aya ku salineso midkin inta uu ku suganyahy halki uu ku tukaday. ٤٧. كل أمتي يذخلون الجنة إلا من أبى. 47. Dhaman umadeyda Janada ayey galayaan ila cidi dido ma'ahane. ٤٨. لا تذخلوا الجنة حتى تؤمنوا ولا تؤمنوا حتى تحابوا. 48. Jano ma galesan ila aad rumeysan, mana rumeneysan ila aad is jeclatan. ٤٩. من غشنا فليس منا. 49. Qofki na qisha naga mid ma'ahan. ٥٠. من كذب علي متعمدا فليتبوأ مقعده من النار. 50. Cidi si olakac ah igu been aburata hadiyarsado booski uu naarta uu ku laha. ٥١. من صلى علي واحدة، صلى الله عليه عشراً. 51. Qof igu saliyo hal mar Alle aya ku salinayo ton(10) mar. ٥٢. كل مسلم على المسلم حرام دمه وماله وعرضه. 52. Qof walbo oo muslim ah waxa ka xaram ah qofkale ee muslimka ah dhigisa, xolihisa iyo sharaftada. ٥٣. ما نقصت صدقة من مالٍ. 53. Sadaqada ma nusqamiso xoolaha. ٥٤. أقرب ما يكون العبد من ربه وهو ساجد. 54. Qofka marka uu rabigisa ugu dhowyahy waa marka uu sujudsan yahy. ٥٥. من سلك طريقا يلتمس فيه علما سهل الله له طريقا إلى الجنة. 55. Qofki qaado wado uu ku radinayo cilmi Alle waxa uu usahla wadada Janada. ٥٦من أحدث في أمرنا هذا ما ليس منه فهو رد. 56. Qofki kuso dara arintena oo tan ah (diinta) wx aan kamid ehen waa lagu celinaya. ٥٧. أحب الأعمال إلى الله أدومها وإن قل. 57. Alle waxa uu ugu jecelyahy camal la qabto kisa la jogteyo haba yarade. ٥٨. لا تسبوا الأموات. 58. Ha cayina dadka dhintay. ٥٩. ركعتا الفجر خير من الدنيا وما فيها. 59. Labada sunada ah ee ka horeyo salada subax waxey ka kheyr badn hiyin adunka iyo waxa dhax ahady. ٦٠. إنما الصبر عند الصدمة الأولى. 60. Sabarku waxa uu ahaday marka kugu horeso ee dhibku ku qabsado
٦١ . يسروا ولا تعسروا. بشروا ولا تنفروا. 61 ( Isku fududeeya oo ha isku adkenina diinka Iskugo bishareeya oo ha ku kala tag taagiina)
٦٢.سووا صفوفكم، فإن تسوية الصفوفي من إقامة الصلاة 62( Toosiiya safafka oo salada Maxa yeelay toositanka safka Waxa oo kamid yahy toosnanta saladina ama qeeb kamid ah saladina
٦٣ كن فى الدنيا كأن غريب أو عابر سبيل. 63( Ku ahaaw aduunka qof qariib ka ah Ama qof laami jarayo oo kale )
٦٥.ثلا تأكلوا بالشمال فإن الشيطان يأكل بالشمال. 65( ha ku cunina Gacantiina bidixeed Maxa yelay sheydanku aa ku cuna gacanta bidixda eh )
٦٦. من لقيَ اللهَ لا يشرك به شيئا دخل الجنة. 66( Ruxii la kulma Allah swt asiga oo ana U shariik yeelin Janada buu galaya yacni qof walbo Muslim ah )
٦٧.إن بين الرجل وبين الشرك والكفر ترك الصلاة 67 ( Waxa U dhaxeeyo qofka Muslimka ah io qofka Gaalka ah waxa waaye Salada Qofki salada kataga yacni waa Gaal)
٦٨.يبعث كل عبدٍ على ما مات عليه 68 (waxa lala so saraya adoon walbo waxii Ugo danbeye oo samenaye Goorti oo dhimanaye)
. ٦٨. لعنُ المؤمن كقتله. 69 ( In aad lacnado qof mu'amin ah waxe la midtahy dilkiisa )
٦٩.لا تحقرنَّ من المعروف شيئاً، ولو أن تلق أخاك بوجه طلِق 69 ( wax ba Hakayaresaniina wanagiina haba ahaate in aa Kula kulanto walalkada waji furan oo bashah ah )
٧١.من يرد الله به خيراً يفقهه فى الدين 71 qofkii Allah qeer la doono Waxa oo fahansiiya diinta
٧٢. إذا سمعتم النداء فقولوا مثل ما يقول المؤذن. 72 (Hadad ma qashaan adaanka kadaba dhaha waxa oo dhahaayo mu'adiinka)