Isagu iyada ayuu aad u jeclaa, iyana sheekadiisa ayay aad u xiisayn jirtay, iyadu waxa ay iibin jirtay u baxyada, mar kasta oo uu sheeko uga sheekeeyana waxay isugu dari jirtay ubax iyo dhunkasho.๐ซ๐
Waxa ay i weddiiyeen "ma jeceshahay xataa haddaad dhimato?" Waxa aan ku idhi "ha ka hadasho qabrigayga korkiisa oo arka sida ay nolosha iigu soo celiso!"
Waxay geeri xanuun badan ku timid, Alle ha u naxariistee, Madaxweynihii hore ee Maamulka Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo), oo ku geeriyooday magaalada Hargaysa
Waxaan Allaah u weydiinayaa in uu hoygiisa ka yeelo Jannatul Firdowsa, samir iyo iimaanna uu ka siiyo qoyska, qaraabada iyo dhammaan shacabka Soomaaliyeed iyo ee uu ka geeriyoodey Marxuumka.๐ข๐ญ