Nolosheydah hal qof ayaan u Hibeeyay qof kaasne waa qofka aan aduunka ugu jecelahy runtii Qof kale ma ahan ee waa adiga β€οΈ
Ma aqaano sida aan kugu mahad celiyo Ikn nasiib ayaan le yahey hadii aan adiga Ku heysto Waxaa tahy qofka kaliya murugteyda farxad ubadali Karoβ₯οΈπ₯Ίππ₯
Aniga dadka wexey ii maleeyaan in aan farxad badanahay qof walibana wuxuu igu dhahaa maxay tahay farxadaan aan kala joogsiga leheen maalin walibi mxd la faraxsan tahay balse iyaga ma oga in aan maalinba maalinta ka danbeeysa ay Murugadeyda Sii kordheyso Runtii Anigah Waxa qalbigeyga ka guuxayoh haddii uu qof bini,aadam dhageysto Wuxuu la ilmeendoonaa Xanuunka aan mar walibo dareemo ππ
Anigah Waxaan U baahanahay Daryeel jecel Horaa Loo dhahay Dareen Jecel waa la heli karaa Laakiin daryeel jaceyl hal qof baa ku siin Karoh wuu daalay qalpigeygaπππ
waxa aad i bartay macnaha jacaylka, waxa aanad i galisay kalsooni, taas ayaa sababtay inaan adiga kaa maarmi kari waayo, naftayda xasilooni ayaad u tahay mcnππ
Marka aan ku dhahaayo waan kuu xiisay, waxa aan u jeeda waxa aan raba inaan hadda hab ku siiyo waliba si adag balse masaafada inoo dhaxaysa awgeed ayaysan suuro gal u ahayn. balse waa ballan meesha ay doonto ha noqotee halka aynu isku aragno inaan isku kaa duubi doono xwwiβ€οΈπ₯°