Caqlilowyaaashu waaaa shan qof
1) qof aduunyada ka tagay inteysan ka tagin ka hor.
2) qof qabrigiisa dhisay intaan la galin ka hor.
3) qof alle raali galiyey intuusan LA kulmin ka hor.
4) qof waalidkiis u isxaan falay intuusan ka dhiman ka hor.
5) qof salaada dukaday intaan lagu dukan ka hor.
Kuwaas ari carbeed maaha
Ee waa caqlilowyaaal.
Walaal macaan duko intaan lagugu dukan.
Waalidkaagana baari u noqo waa jannadaadee ..!!
Nagu soo biira oo nagaarsiya 2k
😥 ⬇️➡️ https://t.center/hoygaxikmada7 ⬅️ ⬆️