Buugaani waa mid saamayn dhab ah ku leh bulshada Soomaaliyeed, gaar ahaan dhallin yarada dalku u baahan yahay hormarrintooda Waa buug laga dheehan karo isbeddel iyo han sare, hormarkaagu wuxuu ku jiraa gacantaada โNinkii timir abuuriyo โฆ. Ninkii tiin tallaalaba
๐ Waa qeeyb kamid ah caafimaadka la xariira xirfadda daryeelka hooyada xiliga dhalmada kahor iyo dhalmada kadib, dad badan oo aduunyada ku nool ayaa ku shaqeeysta xirfadda umulasanimada Midwifery balse dadkaas ayaa iskugujira laba nooc