Qofkii Ilaahay rajo ku qaba ma hungoobin doono, Allah ayaa go'aamiya waxa inoo roon mar walba, Rajada dhabta ahi waxa ay ku jirtaa in la rumaysto in Allah aanu addoonkiisa ka tagin, xaalad kasta ha noqoto.
Allaw Naga Dhig Kuwa Xaqa u Hiiliya, Xalaal Cunkee, Xaarantana iska illaali, Allaw Naga Dhig Kuwa Ka Xishooda Meel Walba Ay Joogaan. Allaw Naga Dhig Kuwa islaamka Xurmeeyee, Xidhiidhiya/Xiriiriya Qaraabada yo Ehelka Allaw Naga Dhig Kuwa Xifdiya Quraanka, Naftana ku Xukuma, Allaw Naga Dhig Kuwa Xanta ka Dheeradee, Xasarad iyo Dhibna u Geysan Qof. Allaw Na Xafid Fil Dunya iyo Wafil Aakhira. ๐คฒ๐คฒ๐คฒ๐คฒ๐คฒ๐คฒ๐คฒโค๏ธ
Alle qofki u yimaadda isaga oo baqanaya Amman buu siiyaa, ka u yimaadda isaga oo qalbi jabsan niyadda ayuu u dhisaa, ka u yimaadda isaga oo hiil u baahan waa uu u hiiliyaa ,ka u yimaadda isaga oo murugaysan waa uu farxadgeliya, ka u yimaadda isaga oo lunsanna waa uu hanuuniyaa
๐๊ฐแดส๊ฑแดแด Qแดสษช แดส สแดแด แด แดแด๊ฑแด สษชส แดแดแดxแด แดษดโ โ ๐ฐโโ๐ดโโ๐ดโโ๐ฝโโ๐ฉโโ๐ฆโ โ๐ญโโ๐ดโโ๐ทโโ๐ธโโ๐ชโโ๐ชโโ๐ฉโ Hadal badan han ma buxsho๐ซ
Kooxdena waxa ay fursad sineysa saxibada raba in channalkoda loo kobciyo ama sre logu qado hadaba soo dhawow iga Ho Shurudaha_โ
Ugu horenti waxa ugu horeyo waa in channalkada u heysto ugu yran 800 ama 1k oo subscribe ah hdi aad labadas mid u dhaxayso oo channalkada intas haysto isla markana active yahay soo dhawow si fudud ila soo xirir___๐ซก โฌ๏ธโ โฌ๏ธ โ๏ธโฎโ @AbdullahiDhaqane9 โ โฎโ๏ธ