AKHRI AMA QOR

Channel
Logo of the Telegram channel AKHRI AMA QOR
@AKHRI_AMA_QORPromote
255
subscribers
74
photos
2
videos
9
links
Ku soo dhawaada channel keena Aqoon maal media
_Qofka dadnimadiisu waxa ay ku xiran tahay Alle ka cabsigiisa, dhaqankiisa iyo caqiidadiisa, ee ma ahan qoloftiisa sare ee weyn._

*Sheekh Mustafa Xaaji Ismaaciil.*
Jacaylka makuu dhiga❤️😘
Dhigayga makugu habaa🩸😍
Dhaydiisa makuu lisaa❤️💋
Halbo lahaa Maso dhura😍🙈
Dareenka ma dhehiya ❤️💋
xinjiro ma uu dhamiya🩸❤️
Jaceylku maaha inaad qof qalbigiisa qaadato, balse jaceylku waa inaad qalbigaaga kasiiso boos aanu qof kale ka qaadan karin isla markaana lagu Larey naxriis, farxad, ixtiraam iyo kalsooni🥰❤️💯
Akhriso xikmado koo kooban oo ku saabsan Jaceylka:

"Jacaylku waa dareen aan la qarin karin, haddana ma ahan mid erayo lagu soo koobi kara.

"Jacaylku waa sida ubaxa oo kale, haddii aan la daryeelin oo aan biyo lagu waraabin wuu qalali (wuu engagayaa)."

"Haddii aad rabto in lagu jeclaado, marka hore jacaylka adiga kasbo quluubta qofka."

"Jacaylka dhabta ah wuxuu ku dhisanyahay kalsooni iyo dulqaad."

"Jacaylku waa awoodda ugu weyn ee qalbiga iyo nafta isku xirta."

"Qofka aad jeceshahay haddii aad qalbigiisa ilaaliso, wuxuu noqonayaa iftiinka noloshaada."

Xikmadahaasi aan kor idinku soo xusnay waxay tilmaamayaan muhiimada jacaylka uu leeyahay iyo sida loo ilaaliyo xiriirka wanaagsan.
Faynuustu ma hadasho. Waxay isku soo bandhigtaa iftiinkeeda. Kuwa guuleystay marnaba ma aha inay naftooda buun-buuniyaan, balse waxqabadkooda ayaa la rabaa inuu soo bandhigo oo hadlo
Kulan ka dib habka Maroodigu isu salaamo❤️
Dorraato haddey ku dhaafto
adoo shalaytaba daryeelan
Haddaad hurdo maanta doonto
Intay dahab kuu astayso
Berrito deeq kuuma siiso📚
Haddii ay aduunyadu ahaan laheyd mid fudud oo aan xanuun ladareemayn,sabirku ma noqon laheyn Albaab ka Mid ah albaabada Jannad.!
“Dadku waxa ay yidhaahdaan, waxa aad haysato garan maysid qiimihiisa illaa aad waydo. Laakiin sida dhabta ah waad garanasaa waxa aad haysto, qiimihiisa laakiin waxa aad aaminsan tahay in aanad waayayn.”

*Casariyo wngsan*

Qoraa *OSMAN ABUKAR*
*“Jacaylkeena oo dhan aynu u jihayno xaga Allaah, waayo nolosheena oo dhami xaga alle ayay ka timid xaga Alle na way ku danbaynaysaa".*💯

🧏‍♂️

*~Üpdymahaat✍️*
✧━━━OGAANSHO ✯ TEAM━━━✧
              ✯ ━━━ ✧ ━━━  ✯


╔═════•   ✯   •══════╗
                  🕋  DIINI🕋

               🕌 @DUCA12

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️

🔴 ➠: @Erayojaceyl1
🔴 ➠: @Geeraarjacayl
🔴 ➠: @murtimaal1  
🔴 ➠: @geeraaro1mm
🔴 ➠: @Hadaf_MUSALSAL
🔴 ➠: @tixjaceyl
🔴 ➠: @cilminafsijacayl
🔴 ➠: @xaqiijiye
🔴 ➠: @halgnka
🔴 ➠: @xabsijacayl12
🔴 ➠: @SYL_MEDIA
🔴 ➠: @somalikaah
🔴 ➠: @buugmaalchanel
🔴 ➠: @suaalodiini12
🔴 ➠: @saaxiibka_Kheyrka
🔴 ➠: @DhuuxJaceyl
🔴 ➠: @dhiiriye
🔴 ➠:
🔴 ➠:



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤🧭 DHIIRIGALIN 🧭🎤

♦️➠: @Dhibanejaceyl
♦️➠: @QISOJACAYL24
♦️➠: @Qoraaladii_Qarniga
♦️➠: @Ogaansho12
♦️➠: @JIILKAMAANTA1
♦️➠: @dhiirigalin100
♦️➠: @Naadigamidowgaakhriska
♦️➠: @AKHRI_AMA_QOR
♦️➠: @Xigmada_maanta
♦️➠: @hayaanka
♦️➠: @AQOON_AROOR
♦️➠: @hagahanolosha7
♦️➠: @harjanno
♦️➠: @musharaxa
♦️➠: @Hiil_qaran_family
♦️➠: @Dareen_caashaq24
♦️➠: @hoygaxikmada7
♦️➠: @Balaashaan
♦️➠: @ErayoMacaanchannel
♦️➠: @halgnka
♦️➠: @qalbijabjaceyl
♦️➠: @Jiilka_wacyiga1
♦️➠: @Madasha_Caruusha123
♦️➠: @XasUus_QoR_JecEYl
♦️➠: @xikmad_channel
♦️➠: @XIKMAD_MURTI_CHANNEL



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
       🖥️ GRAPHIC DESIGN 🖥️

🔴 ➠: @SAHAN_GRAPHIC

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 WAXBARASHO 📚


🔴 ➠: @Hiilsan_Academy
🔴 ➠: @Farqurxin_2024
🔴 ➠: @xisaab_barasho
🔴 ➠: @daarul_iimaan
🔴 ➠: @sahan_graphic

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      
   ━━━━ @Ogaansho_Team ━━━
🥇    Si aad u Horumariso Chennal-kaaga u kaalay Ogaansho Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @shaafi1

       Waxaa ✯ Maalgaliyey 👇
  ◎━━━━━✯━━━━━━◎
O━━ ❶ @GEERAARJACAYL
O━━ ❷ @Murtimaal1
O━━ ❸ @Erayojaceyl1
O━━ ❹ @HIILSAN_ACADEMY

          ⎉_-Dhamaad-_⎉
1.Sidee Loo Dhisaa Kalsoonida Naftaada?

Hordhac
Kalsoonida naftaada waa furaha guusha iyo horumarka nolosha. Sida Soomaalidu tidhaahdo: "Geed waliba waa inuusan hooskiisa ka weynaan." Qofka kalsoonida leh wuxuu awoodaa inuu helo meel sare oo uu gaadho himilooyinkiisa, halka kalsooni darridu ka dhigto qofka inuu ku mashquulo wax aan horumar u lahayn. Mowduucan wuxuu ku siin doonaa talooyin wax ku ool ah oo aad ku dhisi karto kalsooni xooggan oo joogto ah, si aad ugu guuleysato noloshaada.
Dᴀᴅᴋᴀ ᴡᴀxᴀᴀ ᴜɢᴜ ᴍᴜᴅᴀɴ ᴋᴀ𝚗 ᴀʏsᴀɴ ᴍᴜᴅɴᴀᴀɴᴛɪɪsᴀ ᴜ ᴍᴜᴜǫᴀɴ

ᴡᴀxᴀɴᴀ ᴜғᴀᴅʟɪ ʙᴀᴅᴀɴ ᴋᴀɴ ᴀᴀɴ ғᴀᴅʟɪɢɪɪsᴀ ᴜᴍᴜǫᴀɴ



𝚒𝚖𝚊𝚊𝚖𝚞 𝚜𝚑𝚊𝚊𝚏𝚒𝚌𝚒...🥰
Dhamaan daaqadahaas waxaa ka danbeeya dareemo iyo xaalado kala duwan oo aan marnaba isku mid noqonayn xittaa aan isku xal noqon doonin.

Xasuusnow, adiga ayaa ka masuul ah dareemahaaga iyo xaaladahaaga kala duwan ku raaxayso, haday khaldan yihiina cidna dusha ha u saarin ee qaado khaladka xaaladahaas.
Qofka caaqilka ah waxa lagu tilmaamaa,haday fal tahay iyo haday ficil tahayba qof goor kastaba garanaya waxa u haboon ee ay tahay inuu sameeyo iyo weliba sida ugu haboon ee ay tahay inuu usameeyo taas macaneedu waa qof aan wax walba isaga dhaqaaqin samaynteeda,ogna waxa uu dhahayo,waxa uu dhaafayo,halka uu cagta dhigaagyo Iwm.
Aynu noqon dad caqliga usaaxiba zhpayal
-Sideed ku seexan kartaa habeenkii adiga oo leh meel sare ayaan rabaa in aan gaadho

Imaam shaafici ayaa dhahay

ANAGANA

^Tiktok iyo social media ayaa wakhtigeenii cunay hadana waxaan rabnaa meel sare siday isku keeni
Imam Cali (RC) wuxuu leeyahay: "Wax walba waxay u baahan yihiin caqli, caqliguna wuxuu u baahan yahay akhlaaq { edbin}."

Imaamku wuxuu kawadaa in wax kasta oo aan samaynayno ay u baahan yihiin in aan si caqli ah uga fikirno, laakiin caqliga laftiisa wuxuu u baahan yahay in lagu hanuuniyo akhlaaq iyo asluub wanaagsan si uu faa’iido u yeesho.

Haddii caqliga aan lagu xakamayn akhlaaqda, wuxuu sababi karaa khaladaad. Marka, qofka wuxuu u baahan yahay in uu isku dheellitiro caqliga iyo akhlaaqda si uu u gaaro xikmad iyo go’aamo sax ah noloshiisa.

---
Mahadsanid.

Join🔻 @hoygaxikmada7
━━━✧❂✧━━
Ma garanaysaa micnaha dhaqanka wanaagsan?
Akhlaaqda wanaagsani waa in aad noqoto noqoto
1. Qof xishood badan, aan waxyeello gaysan af iyo adinba,
2. Aad u dabeecad wanaagsan oo daacad ah  carrabkiisuna run sheegid ku caan yahay,.
3. hadl yar balse, wax badan qabta hadal yar iyo hawl badan.
4. simbiriirixadisu yartahay, caadifadna aan ku shaqayn,
5. Baari ah toosan, sharaf leh, oo samirleh.

6. Naxariista, dulqaad leh, wehel u ah dhawrsanaanta iyo naxariista.
7. Ma lacnad tamo , mana caaytamo, mana aha isku dire, waxna ma xanto.
8. Ma degdeg badno, mana caasiyo ixsaan kii u fala, bakhayl maaha mana aha xaasid..
9. Waa mid qalbi daahir ah oo u jilicsan ku wa ka hooseya, Alle dartiis wax u jecel, una neceb rabbi dartiis.
10. Ilaahay dartii raalli noqda  una  cadhooda ..
Ilaahay aniga iyo adinkaba ha inaga dhigo.

FAHANKA NOLOSHA 🌎
More