πŸ’= (Jaceykii )_lumayπŸ’

Channel
Logo of the Telegram channel πŸ’= (Jaceykii )_lumayπŸ’
@JaceylkiilumayPromote
4.06K
subscribers
202
photos
30
videos
37
links
Ku soo dhawaaw erayo jacel qisoyin sheeko jacel iyo dhiiri galin ku soo dhawaaw join dheh ka mid naqo asxaabta nagu xeranπŸ’”πŸ’”πŸ’”πŸ’”
Forwarded from English
About tea

Ku saabsan shaaha




Subax wanagsan arday waa khaybtii 48 ad  ee erayada








1 Sugar =   [shooga]  =  [Sonkor]




2 Tea leaves =  [tii-liifis]  = [caleenta shaaha]




3 Ginger = [jinja] = [Sinjibiisha]




4 Cinnamon = [sinaman] = [Qarfe]




5 Cardamom = [kadaman] = [heelka]



6 Nutmeg  = [notmag]  =  [joos]




7 Clove  = [Kalof] = [dhego yar
e]



@BaroEnglish1



🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
Forwarded from πŸŒ·Al raxma_____channel🌹 (🌹MAXAMED Deeq🌹)
Waa beec channel telegarm maraayo 2.2k qofkii u baahan channel kaan qiimahiisu wuu jaban yahay waxa uuna ku jiraa kooxda Al RAXMA

QOFKA rabo igala sooxariir
πŸ‘‡                     πŸ‘‡


@suhaybm24
Forwarded from English
Galab wanagsan jimco wanagsan asxaabta aan aadka u jeclahay ka faaideysi wacan

🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢



@BaroEnglish1
🌷Dooro midkaa rabto🌹dhamaantood waa kanaalo add u fiican loona sooxulay qomanaantooda waxaa rajaynaya inaa dooqaga kaheli doonto i.aπŸ’

[🌴Al-Raxma waa kor uqadaha kanalkaga🌴]
------------- ----------- ------------- ----------- ----------- ------

πŸŒ™( Diini )πŸŒ™
---------------------
🌻 @machadudarukheyrchanel
🌻 @AMirSHaCraWi
🌻 @WadadaToosan
🌻 @muntkhab
-----------------------
🌷 @quraan103
🌷 @Wanaagmedi
🌷 @FIIRAAN
----------------------------------------------

🌾Sheeko--jacayl🌾
-----------------------------------
🌺 @dareenfahan123
🌺 @qalbi_dhaye1
🌺 @tixjaceyl
🌺 @Manhadal
🌹 @Dareenjacel143
🌹 @hagahanolosha7
🌹 @AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- ---


🌻Xulasho-wcn🌻
----------------------------------
🌸 @OGAANSHO12
🌸 @Dareenka_Guusha
🌸 @DhuuxJaceyl
🌸 @noloshuwaahalgaan
🌸 @UpdulGhazi
🌸 @Sirtanolasham24
🌸 @ruuxdawanaagsan1
🌸 @RibaaxaAcademy
🌸 @hansidechannel
🌸 @Balaashaan
🌸@quraanonline1
🌸 @Naxriis_Badne
🌸 @ONLINE_MARKET_24


🌴xulasho🌴
--------------
🌾 @dhigal
🌾 @zainasharafchannel
🌾 @hoygaxikmada7
🌾 @Kasdareen12
🌾 @Cawayskanolosha

---- -------- ------ ----------
✏Qural--xigmadoπŸ”¦
------------ ------- ----------- ----
πŸ’ @Q0RM0
πŸ’ @kixkmad100
πŸ’ @XIKMADAHA_NOLOSHAA
πŸ’ @MURTISIDE
---------------------
β˜” @islamicdigital
β˜” @murtimaal1
β˜” @Cajaa_ibta_dunida
β˜” @xikmaawimedia
β˜” @abditahad
β˜” @XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------

πŸ“™BooksπŸ“š
-------------------------------------------
🌴 @xikmadjacayl
🌴 @sompdfbooks
🌴 @BaroEnglish1
🌴 @oldwrite
🌴 @Bulshokaabmedia1


------ ----- ---- -------
🌴 @dhiirigalin100
🌴 @QALBIQOOYE1
🌴 @Besty_photos
🌻 @fududeeye209
🌻 @LAMPTECH
🌻 @MURTI_MADALO1
---------------------------------

πŸ€XulashoπŸ€
---------------------------------
🌹 @KHATARCAAFIMAAD
🌹 @xikmadjacayl
🌹 @hamdimohamed44
🌹 @sahmiyedigital
🌹 @xikmad_channel
🌹 @Dacwah_Channel
---------------------------------

πŸ’–*Xasan-Albasri* Ayaa La Weydiiyey Waa Maxay Sirta Ka Dambeysa Inaad Adduunyada Ka Zaahido ?Wuxuuna Yidhi Waa Afar Shay:
(1)Waxaan Ogaaday Riziqeyga Inaanu Qof Kale
Qaadaneynin''Kadibna Qalbigaa Ii Dagay.
(2)Waxaan Ogaaday Camalkeyga Inaanu Ruux Kale Qabaneynin,,Kadibna Kaligey Baan Ku Mashquulay.
(3)Waxaan Ogaaday In Allaah i Arkayo Waxaana Ka Xishooday,Inuu Macaasi Igu Arko.
(4)Waxaan Ogaaday In Geeridu Isugeyso,Waxaana Sahay U Diyaarsaday
Rabbigey La KulankiisaπŸ’–
πŸ‘‡

🌹 https://t.center/AlRaxmachannel
------------------------------------------------


---------------------------
πŸ’ͺDhiira---GalinπŸ’ͺ
------------------ --------- -----------
🌹 @XIKMAD_MURTI_CHANNEL
🌹 @kabtanhaaraxikmawi
🌹 @Qoraaladii_Qarniga
🌹 @ustadAntonioβœοΈπŸ“š
🌷 @jiiladvert
--------------------------------
🌷 @HAGAHAJIILKA12
🌷 @wayahaadunka
🌷 @fardawsafiican1
🌷 @SULTHANTYPINGXIKMAD0
🌷 @noqomufakir
🌹 @Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---


--------------------------------------
❀hoyga--jacelka❀
-------------------------------------------------
πŸ’ @jowharadi1ifeysay
πŸ’ @qalin19
πŸ’ @mirojaceyl
πŸ’ @Jaceylkiilumay
πŸ’ @tareenkanolasha
πŸ’ @Daaruladham122
🌹@aadan123
-------------- -------- --------- ------- -----------
πŸ‘‰Maleedahay kanaal madoonaysaa subscribers badan iyo asxaab kanaal kaaga ku xiran hadaba Kanaal ku darista iyo waxii faah faahin ah hadii aad rabto inaa kooxda kamid naqato LaxariirπŸ‘ˆ
🌹 @Suhayb52

--------- ------- ----- ----- ----------
🌹@bahjasooyaalka
🌹@Riyooyinkeena56
🌹@xikmado222
🌹@dhiiriye
🌷 @Dadweynha
🌹@XasUus_QoR_JecEYl
🌻Dhamaad-----end🌻
-----------------------------------

Page ka al Raxma jionπŸ‘‡πŸ‘‡

https://www.facebook.com/profile.php?id=100083445638211&mibextid

Kanaalkaan waxaa ka helaysaa wararka bariga dhaxe

🌹 @Gazanewsm25

barnaamish ka baro diin taada
Youtube subscribers
Dheh wll
πŸ‘‡ πŸ‘‡
https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Forwarded from πŸŒ·Al raxma_____channel🌹 (🌹MAXAMED Deeq🌹)
Ma ogtahay inaad telegram lacag ka sameyn karto sida tiktok iyo facebook lacagta looga sameeyo oo kale

Waxaan jeclahay hadii aan fursan yar aan arko inaa dadka lawadaago gaar ahan dadka channels ka leh

Ogaaw waxa ay u baahan tahay dadaal iyo waqti inaad galiso


https://t.center/AlRaxmachannel
Hamda

🌹Hanaan wacan hamda bilicsan taan  jecladaay suuradaada wacan baa  sadri gayga saaqdee simantaan jeclaadaay iga ga doon salaan sare🌹

❀️Heebad qurux sharaf badan amaan adigay kugu dhamaatee ma wax laguu dhigaa jara ❀️

❣Heegan baan ahaaa bilalo badan adigaa ku sugayee muuqaa wacan iyo codkaagan halaasiga
Ma wax loo dhigaa jiro❣

😘Haween boqoradaydaay bilcaan adiga kaa shidan kaana bicil wacan
Wali dhaayo may qaban😘

πŸ₯°Habeen kastoo lagaaraa adigaa sadrigayga iisuran qalbigaa ku wayn tahay indhahaa ku doogsadaπŸ₯°

πŸ”₯Habaar isma aragtaan waxaa tahay sharaf badan
Gabar aan ladeyn karinπŸ’₯

@Jaceylkiilumay

😍😍😍😍😍😍😍😍
Forwarded from English
Crimes         dambiyada
 

Subax wanagsan arday waa qaybtii 46 lixaad ee erayada





1 Assassination = {shirqool u dhigid} dhawaqa ereyga [asasanashan]


2 Theft = {Tuugnimo} dhawaqa ereyga [tiift}


3 Money embezzle = {Lacag lunsi} dhawaqa ereyga [mani-imbesal]


4 High treason = {khiyaamo sare} dhawaaqa ereyga [haay-triisan]


5 Homicide = {dad-dilis} dhawaqa ereyga [homasayid]


6 Man slaughter = {si kama' ah qof u dilid} dhawaaqa ereyga [man-siloota]


7 Damage = {Waxyeello} dhawaaqa ereyga [dameej]



8 Vandalism = {kharribaad} dhawaaqa ereyga [fandalisam]


9 Rob = {Roob} dhawaaqa ereyga [rob]



10 Break into = {jabin} dhawaaqa ereyga [brak-inta]





11 Bribery = {Laaluush} dhawaaqa ereyga [baraybari]



12 Plot = {dhagarta} dhawaaqa ereyga [paloot]


13 Genocide = {Xasuuqa} dhawaaqa ereyga [jenasayt]


14 Killing = {Dilka} dhawaaqa ereyga [kilin]



15 Rape = {Kufsi} dhawaaqa ereyga [reyb]


16 Loot = {Bililiqo} dhawaaqa ereyga [luut]


17 Shooting = {Toogasho} dhawaqa ereyga [shuutan
]



@BaroEnglish1



🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
Forwarded from πŸŒ·Al raxma_____channel🌹 (🌹MAXAMED Deeq🌹)
This media is not supported in your browser
VIEW IN TELEGRAM
Shiiq maahi lkn inaa noqdo ayaa rabaa i.a daaci
Forwarded from English
Waxaan rajeynayaa inaad cafimaad qabtaan midkiina xanuunsan allah ha caafiyo midkiina cafimaad khabane allah ha usiyaadiyo

I.a dhawaan waxaa dib inuugu bilaaban doono casharadii inuu socday ee luqada english ka

Fasax dheer ka dib

Isku soo noqosho wanaagsan


@BaroEnglish1
❀️Rajadii nafteeday 😘


🌹Raaxadii aduunkaay 🌹


πŸ₯°Raaliyadan jecladaay πŸ₯°


😘Raas qaboob eh baa tahay😘


πŸ‘¨β€β€οΈβ€πŸ‘¨Reer aan yagleelnee soo qaad talaabadaπŸ‘¨β€β€οΈβ€πŸ‘¨

πŸ˜‡Riyada marbay rumowdaa πŸ˜‡


🫠Rajadeenu waa gool iyo saxansaxo udgoon bdn🫠


🫑Rerkaa ka dhalatay xuma lagu meegine gabar sharaf leh baatahay🫑


πŸ•‹Rabi hanaysku kayn qoroπŸ•‹

@Jaceylkiilumay

πŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸŒΉπŸ˜‡πŸŒΉπŸŒΉ
Forwarded from English
Lesson sixteen: verb must,

Casharka lix iyo tobnaad: fal waa waajib



      Subax wanagsan arday




1 Must you bring up your children?

Ma inaad carruurtaada korisaa baa ?



yes, i must bring up my children

Haa, waa inaan koriyaa carruurtayda



2 Must you brush your teeth?

Waa in aad cadaydaa ilkahaaga?




yes, i must brush my teeth

Haa, waa in aan cadaydaa ilkaheyga




3 Must he get married soon?

Ma inuu dhaqso u guursado baa ?



yes, he must get married soon

haa, waa inuu dhaqso u guursadaa



4 Must she wear veil and yashmak?

Ma inay xidhato baa  xijaab iyo indha shareer?



yes, she must wear veil and yashmak

Haa, waa inay xidhataa xijaab iyo indha shareer




5 Must they go to abroad?

Ma inay dibadda aadaan baa ?



No, they must not to abroad, They must stay in their motherland

Maya, waa in aysan dibadda u bixin, waa in ay joogaan dalkooda hooyo



@BaroEnglish1


🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢🫢
More