Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”

Channel
Logo of the Telegram channel Qalbi jaceyl ๐Ÿ’”
@Qalpijaceyl42Promote
25.17K
subscribers
858
photos
15
videos
159
links
Kusoo dhawaaw chennelka Qalpi jaceyl ๐Ÿ’”โค๏ธ Waxaad maheleysaa Erayo jaceyl โค๏ธ Xigmado Geerae jaceylโค๏ธ. Amaan jaceyl๐ŸŒน Dhiiragalin quraan Axaadiithta nabiga ๏ทบ @Ibraahim25 Lajoogaadu waa noo sharaf ๐Ÿฅฐโ™ป๏ธ Chennalkeyga 2aad join dheh ๐Ÿ‘‰ @Qalbitabat14
Waxaad lumin doontaa๐Ÿ˜ฑ saaxiibo badan markaad dhab kanoqoto ๐Ÿ‘Œama ujeedo๐Ÿ‘€inaad kadhabayso hadafyada noloshaada ๐ŸŒŽ

Taasina waa sababta Gaariga๐Ÿ›ป lambargani {lamborghini} uu uleeyahay 2 kursi iyo Baskana๐ŸšŒ{ Bus} uu uulyeehaay 50 kuris .

#udagaalanhadfyadaada
#xikmado
#Galabwacan๐Ÿค๐Ÿ˜
Ma ogtahay in Magaca soomaaliya { SOMALIA}asal ahaa laga keenay soomaal oo ah xoolaha soomaal oo soo lis
Hadaba Erayga Somalia Anaga oo ka eegayna ama kafiirinayna English ahaan waxay utaaganyihiin erayada ,
Somalia
S------>Some
O---->of
M---->Muslims
A---->Arabic
L---->live
I---->in
A----->Africa
Afsoomaali ahaan waxa ay noqonayaa erayadaas macnayntooda "(Qaar kamid ah muslimiinta Carbeed kuna nool Qaaradda Afrika)"

Nagu soo biir๐Ÿ™
https://t.me/addlist/vr28u6CdpFgwYzc8

Via @Team_kordhis B1

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. ๐Ÿ˜‡

๐—ฆ๐—ต๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ณ ๐—ถ๐˜†๐—ผ ๐—ธ๐—ฎ๐—ฟ๐—ฎ๐—ฎ๐—บ๐—ผ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜€๐—ผ๐—ผ ๐—ฏ๐—ถ๐—ถ๐—ฟ ๐—”๐—ธ๐—ต๐—ฟ๐—ถ๐˜€๐˜๐—ฒ ๐—ผo ๐—ธ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ฑ ๐—ป๐—ผ๐—พ๐—ผ ๐—ฏ๐˜‚๐—น๐˜€๐—ต๐—ฎ ๐˜„๐—ฒ๐˜†๐—ป๐˜๐—ฎ ๐—ป๐—ฎ๐—ด๐˜‚ ๐˜…๐—ถ๐—ฟ๐—ฎ๐—ป, ๐Ÿ’™๐Ÿ˜˜




โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚ 
โžฆ SPONSORED BY
  โ‚โœฟโ‚โœฟโ‚ - โœฟโ‚โœฟ
โ†ช๏ธ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
โ†ช๏ธ @iibiye_online
Forwarded from Kordhis
ูˆู‚ู„ ุฑุจ ุฒุฏู†ูŠ ุนู„ู…ุง


Linkiyadaa hoose ku dhufo ๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡๐Ÿ‘‡
Xasuusuhii murugada ahaa qoridooda waan kadaalay ๐Ÿ˜ข
Xasuuso kale oo cusub waan kabaqaa furidooda si aanan uhilmaamin una xasuusnaado xanuunadii hore๐Ÿ˜ข๐Ÿ’”
Waxaa qalbigeyga ka shidan
Dab aad adiga sababtiisa leedahay.
Markasto kusoo xasuusto. Waan ilmeeyaa heer ilinta indha heyga ka timaado ey dhabteyda qoydo.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
Dadk hada telegram kusoo biirraya oo channel inuu further rabo si uu koriyo channalkaas maxaa talo ahaan usiin laheed.?
Farxad ku noolow oo cidna ha u sheegin, waayo dadka qaar farxadaadu wey dhibeysa.โœ‹๏ธ๐Ÿ˜š

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Qalbitabat14. ๐Ÿ‘ˆ waa iib
@Caashaq15

@Ibraahim25
Jumco wanaagsan


Photo shop in mobile

Hassan saabirin
ู„ู‚ุฏ ู…ุฑุฑุชู ุจุงู„ุนุฏูŠุฏู ู…ู† ู„ุญุธุงุช ูƒุณุฑ ุงู„ู‚ู„ุจุŒ ู„ูƒู†ู†ูŠ ู„ู… ุฃูู‚ุฏู ุงู„ุฃู…ู„ูŽ ููŠ ุงู„ุนุซูˆุฑู ุนู„ู‰ ุงู„ุดุฎุตู ุงู„ุฐูŠ ุฃุจุญุซู ุนู†ู‡ู.
๐–๐š๐ฑ๐š๐š๐ง ๐ฅ๐š๐ค๐ฎ๐ฅ๐ฆ๐š๐š ๐๐š๐ฅ๐›๐ข ๐ฃ๐š๐›๐ฒ๐จ ๐›๐š๐๐š๐ง๐Ÿ’”๐ก๐š๐๐š๐ง๐š ๐ค๐š๐ฆ๐š ๐ช๐ฎ๐ฎ๐ฌ๐ญ๐จ ๐ข๐ง๐š๐š๐ง ๐ก๐ž๐ฅ๐จ ๐ช๐จ๐Ÿ ๐ค๐ข๐ข ๐š๐š๐ง ๐ซ๐š๐š๐๐ข๐ง๐š๐ฒ๐š๐ฒ ๐Ÿ˜ข
ู„ุง ูŠูˆุฌุฏ ู…ู† ูŠุฎูู ุนู†ูƒ ู‡ู…ูƒ ูƒู„ู‡ู… ู„ุฏูŠู‡ู… ุงู„ูุถูˆู„ ู„ู…ุนุฑูุชู‡ ูู‚ุท. ๐Ÿ˜•

Ma jiro qof kaa yara qafiifinayo welwelkaaga, dhamaantood waxay jecel yihiin inay ogaadaan oo keliya. ๐Ÿ˜•

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
I have not forgotten you, but I no longer smile when I remember you !

Aniga kuma ilaabin, balse ma ihi mid dhoola-cadeeya marka aan ku soo xasuusto !.๐Ÿ˜ช๐Ÿ’”

Join dheh ๐Ÿ‘‡
@Caashaq15
@Qalbitabat14
Waa maxay jacaylโค๏ธ๐Ÿ˜?
Jacaylโค๏ธ waa dareen qoto dheer oo qof uu u qabo mid kale, kaas oo ku salaysan kalgacayl, qadarin, iyo rabitaan isfaham iyo wadajir. Jacaylku wuxuu noqon karaa noocyo kala duwan sida jacaylka qoyska, saaxiibada, iyo kan lamaanaha. Waa mid ka mid ah dareemada aadanaha ugu xoogga badan, wuxuuna keenaa farxad, daryeel, iyo naxariis, laakiin sidoo kale wuxuu sababi karaa murugo๐Ÿ˜ญiyo niyad-jab๐Ÿ˜ขhaddii aan si fiican loo maareyn.

Maxaa jacayl utaqaan adiga ,fikrikaaga๐Ÿ‘‡
Calaf ๐Ÿซ‚waa Halkiise Lama ciilo๐Ÿ˜ขRuux Caloosha kuu furay๐Ÿ™Žโ€โ™€โค๏ธ๐Ÿคตโ€โ™‚

#Duhursan dhamaantiin๐Ÿ˜
Mararka qaar waa sax Riyo kastoo rumoowda waxaa kadanbaysa Qof Dumar ahโค๏ธ๐Ÿ™

Aqriso sheekadaas๐Ÿ‘†Aragtidaada hoos nagula wadag
#Dhacdo_xaqiiq_ah
โ– โ–‚ โ–„ โ–… โ–† โ–‡ โ–ˆ - โ–ˆ โ–‡ โ–† โ–… โ–„ โ–‚
    ๐Ÿฆ‹KOOXDA MIDNIMO๐Ÿฆ‹

Halkaan waxaa isugu keenay๐Ÿงญ
Kanaalada somalida ugu wanaagsan
Uguna tayada sareeyo si aad waxbadan uga faa'iido kubiir.โฌ‡๏ธ

@Caashaq15
@Qalpijaceyl42 ๐Ÿ’”๐Ÿ˜ข
@Lamaane24h ๐Ÿซ‚๐Ÿ’
@Qalbitabat14 โค๏ธโ€๐Ÿฉน
@Riyooyinkeena56?
@NAFTEENNA1

Waxaa dufcadii 2aad ubilaabeyna course free ah oo lagu baran doono graphics design hadaba hadii aad doneyso kala xiriir.โฌ‡๏ธ
https://t.center/somgraphicacademy2
+252 612910104

โฌ‡๏ธKU BIIR โฌ‡๏ธ
https://t.me/addlist/6thZp3SPkrA5ZmVk
Safarkasta oo dheer ๐Ÿ›ฃ๐Ÿ“‰iyo Rajo๐ŸŒ„kasta oo aad sugayso mar uun waad gaadhi doontaa sida Doonta๐Ÿšคโ›ต๏ธ Markay Badda ka baxdo kuna dhex sabaalayso Biyaha dushooda oo ay ugaarto Meeshii {wadankii} ay rabtay.

Habeen wacanโค๏ธ + Jumca Mubarak๐Ÿฐ
More