๐๊ฐแดส๊ฑแดแด Qแดสษช แดส สแดแด แด แดแด๊ฑแด สษชส แดแดแดxแด แดษดโ โ ๐ฐโโ๐ดโโ๐ดโโ๐ฝโโ๐ฉโโ๐ฆโ โ๐ญโโ๐ดโโ๐ทโโ๐ธโโ๐ชโโ๐ชโโ๐ฉโ Hadal badan han ma buxsho๐ซ
Kooxdena waxa ay fursad sineysa saxibada raba in channalkoda loo kobciyo ama sre logu qado hadaba soo dhawow iga Ho Shurudaha_โ
Ugu horenti waxa ugu horeyo waa in channalkada u heysto ugu yran 800 ama 1k oo subscribe ah hdi aad labadas mid u dhaxayso oo channalkada intas haysto isla markana active yahay soo dhawow si fudud ila soo xirir___๐ซก โฌ๏ธโ โฌ๏ธ โ๏ธโฎโ @AbdullahiDhaqane9 โ โฎโ๏ธ
*โ Alle Weyne Kor Ahaaye Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan.* *(Suuradda Al-Azhab:*
*โ Wuxuu Yiri Raasuulku (๏ทบ):* *Qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer.*
*โ Wuxuuna Yiri Raasuulku ๏ทบ : Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}.*
*โ Wuxuuna Yiri Raasuulku (๏ทบ):* *Bakhaylku waa ka agtiisa la igu sheegay een igu salliyin* . ๐๐ป
ใwaagii subax kuu dhashiyo ใLibdhada galin ku dhacdaba ใWadkaad u dhawaaneysaa ใIfkaad ka dhamaaneysaa ใDhabtuna waa aakhirada ใWaxaa jahanama ku dhaca ใDhimbisheduna gubtaa ใNinkii dhabadeeda mara ใJanana dhayal laguma galo ใDharaarta qiyaamahana ใWaxad dhito kaydsatiyo ใWaxaad dhigataa heshaa
โ๏ธMaalin kasta o ay qorax kuso baxdo ogow iney tahay deeq xaga Alle kaaga timid ee kaga faideyso, ugana faa'iideyso cibaado iyo camal wanaagsan ๐ธ๐
Noloshu waxay macno badan yeelataa marki aad garowsato xaqiiqda fudud ee ah in fursad isku mid ah aysan laba jeer ku soo mareyn. Ka faaโiideyso fursad kasta. Waqtigaaga ka faa'ideyso. โฐ