Drs fardowsa mohamed c/rahmaan❤️

Channel
Logo of the Telegram channel Drs fardowsa mohamed c/rahmaan❤️
@DRSFARDOWSAPromote
2.23K
subscribers
183
photos
48
videos
82
links
Waxan halkan idinkugu soo gudbinaya Qoraalo leh soo jiidasho waxana kamid ah Xikmado ✍ Dhirigalin 👏 Jacayl ❤ Qalbi jab 💔 Shekoyin🤗 Qosol🤣 Its
Asc
Ilaahayow cafimaad taam ah nasii Oo xanuunka Dambi dhaaf noogu dhig
Forwarded from KOOXDA HORSEED
🪫🎀 💮 🄷🄰🄳🄰 🄽🄰🄶🅄 🅂🄾🄾 🄱🄸🅁 💙🍪 🎀 🐝


         K░O░O░O░X░D░A░  ░H░O░R░S░E░E░D

🚦Fadlan aqriste channelka
aad ka heshay jion dhaho

mid ka aad ka hesho ku bir🔥

@NolosheydiHore💔😰
🍿Hada ku bir🥀

@Kaligariyow 🧠
🍿Hada ku bir🥀

@Waandhumey🕊
🍿Hada ku bir🥀

@Abdullahidhaqane💔💉🦋
🍿Hada ku bir🥀

@fardawsafiican1
🍿Hada ku bir🥀

@SULTHANTYPINGXIKMAD0 🐎
🍿Hada ku bir🥀

@hansidechannel
🍿Hada ku bir🥀

@Hogaanka_nolasha1
🍿Hada ku bir🥀

@OGAANSHO12
🍿Hada ku bir🥀

@Dadweynha
🍿Hada ku bir🥀

@dhiiriye
🍿Hada ku bir🥀

@wadnojacayl
🍿Hada ku bir🥀

@Kasdareen12
🍿Hada ku bir🥀

@SYL_MEDIA
🍿Hada ku bir🥀

@MUSHARAXA
🍿Hada ku bir🥀

@HIIL_QARAN_FAMILY
🍿Hada ku bir🥀

@Ilaah_kaliya_lahadal
🍿Hada ku bir🥀

@XasUus_QoR_JecEYl
🍿Hada ku bir🥀

@Hamigena
🍿Hada ku bir🥀

@hoygaxikmada7
🍿Hada ku bir🥀

@faalo_jacayl
🍿Hada ku bir🥀

@Hoygaqoonta
🍿Hada ku bir🥀

@dhiirigelin27
🍿Hada ku bir🥀

@tixjaceyl
🍿Hada ku bir🥀

@xabsijacayl12
🍿Hada ku bir🥀

@XIKMAD_MURTI_CHANNEL
🍿Hada ku bir🥀

@Dareenka_Guusha
🍿Hada ku bir🥀

@Balaashaan
🍿Hada ku bir🥀

@Cawayskanolosha
🍿Hada ku bir🥀

@halgnka
🍿Hada ku bir🥀

@DAREENQALBI1
🍿Hada ku bir🥀

@qoraalo_dhiiri_galin_ah
🍿Hada ku bir🥀

@DRSFARDOWSA
🍿Hada ku bir🥀

@iftiinka_nolosha1 😜
🍿Hada ku bir🥀

@DhirigalintaNafta 🫂🫀
🍿Hada ku bir🐝

                    🄺🅄🅆🄾 🅀🄰🅂 🄰🄷
            🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳

@NolosheydiHore💔😰
🍿Hada ku bir🥀

@Kaligariyow 🧠
🍿Hada ku bir🥀

@Waandhumey🕊
🍿Hada ku bir🥀

@DhirigalintaNafta 🫂🫀
🍿Hada ku bir

@Abdullahidhaqane💔💉🦋
🍿Hada ku bir🥀

      powered By : @DhirigalintaNafta🪫🥀
             
                     ------_---💎----_---💫

      🏅Vip channel @DhirigalintaNafta🥇

              🍿🄺🄾🄾🄾🅇🄳🄰 🄷🄾🅁🅂🄴🄴🄳🍟

https://t.me/Abdullahidhaqane/3154
           
Channel ku darista iyo faah-faahin dheeri ah @AbdullahiDhaqane9🕊😳
Forwarded from KOOXDA HORSEED
`      🍫🍓 🎀 Saxibada soo dhawada 🎀 🍓🍫

    K░O░O░O░X░D░A ░H░O░R░S░E░E░D

Waxa ay diyaar u tahay in ay qadato channalo Cusub
Si ay u cawiso chennalada hada soo korayo isla markana aad si dhow hadafkada aad u garto.

                           @kooxdahorseed

Shurudaha si aad kooxda ug birto ma ahan mid sidas u adag kaliya waa un in aad ugu yaran ka wadata kaliya 500 subscribe ama 800 ama xita 1k waa cdi intas marka soo dhawow.........!

   K░O░O░O░X░D░A ░H░O░R░S░E░E░D

Sidas awged hda nagu soo biir si an ku garab sino isla markaana aad channal kada dhaqso u kobco......💫🦋

Sidas awged si dhow ila soo xirir
Si an kooxda kaliya an kuku soo daro.

       ✮★🎀 @AbdullahiDhaqane9🎀★✮
Agabkan magaciisa iyo xiliga la isticmaali jiray waxa loo adeegsan jiray soo sheega.?
Qofka Qof dilaa Waa in La dilaa Sida diinta Ay Qabto Ahelka Qofka Laga diley 3 Shey Ayakaa Laga Rabaa in Ay Gu,aan Ku gaaran Ninka Ninka diley Marka Hore Waa in Lasoo Qabtaa Oo Ahelka Laga diley Waa in Loo keena Maxkamad Hala Saaro Wax Shaqa Ku Lee dahay Maxkamada Malahan Ahelka Qofka Laga diley 3 Shey Ayaa Gu,aan Ku Gaari Karaan 1 Hadey dhahaan Hana Loo dilo Waa in Loo dilaa 2 Hadey dhahaan dhiig Ama diyo Ayaan Qadaneynaa Waa in La Siiyaa 3 Hadey dhahaan Waan Caafiney Waa in La iska deeyaa 3 Shey Waxaa Laga Rabaa Ahelka Qofka Laga diley 3 Shey Mid kooda in Ay Gu,aan Ku Garaan Ayakaa Laga Rabaa
Wax walpo gudaheyga ku jira aan dareemoyo waad aragta lkn aniga kuma arko rabiyow waxyabaha qaar aan dareemoyo io xnuunka aan xamili karin ii fududeey Yaa Rabi.•😭🤲🏻
Haddii aadan i dooneyn
Ku dagaali maayee
Dabaashaada sii wado
Anna roobku hay dilo

Subax wanaagsan
Wax kasta oo kugu dhaca marna ha moodin in lagu necban yahay,
"Ilahay waxa uu imtixanaa addoomada uu jecelyahay",
Ha murugoon walal wax walba wa ay kuu hagaagi doonaan idinka ilaahay.
"Walliga Wax Ha dulminin Hadaad Leedahay Awood Aad Wax Ku Dulmiso Dulmiga Kan Ugu Dambeeyo Waxaa U Kugu Naqanayaa Midaad Ka shalaaydo indhahaaga Weysexanayaan Kaad Dulmisayna Wusoo Jedaa Wuu Ku Habarayaa Illhey Indhihiisana Ma Seexdaan Ducada Qofka La Dulmiyana Waa Mustajaaba.. Mid Ka Aqbalo 😳
"Maalin maalmaha ka mid ah waxaad si fiican u fahmi doontaa in aduunyadu  wareegto tahay waxay kugu sameyn doontaa wixii aad dadka kale ku samaysay, si fiican u xasuuso, intaad dad waxyeelo ugaysatay ayaad u socotaa sidii qof aan waxba samayn."🤕
"Wanaaji dadka inta Aad wanajin karto in ka badan"
si ma markaaga laguu wanaajiyo☺️
Haduu qalad jiri laheyn qalinkaba tir tire looma yeelen😰
Quruxda aduunka waa quruxda  xariirka lala.yeesha allah 🥺🥰👋
Hadii aad daasho baro sida loo nasto, laakiin ha baran sida loo rajo dhigo waayo maalin uun waa gaadhi doontaa guusha aad nolosha ka leedahay keliya Allaah ku xirnow lana imow dadaal iyo himma sare.
Naf ma oga waxa ay Beri shaqaysan doonto, Nafi ma oga dhulka ay ku dhiman doonto, dhallinyarada qaar waxa ay dhahaan aniga dhalinyaraa ahay geeri iima soo dhowa ma oga miyaa in uu geerida kaga dhowyahay 100 Waayeel. Meeqo dhalinyaro ayaa gawaaridooda kortay oo aan ka soo dagin, immisa ayaa dharkoodii xiratay oo aan iska siibin oo laga jeex-jeexay si karfanta loogu xiro 😭immisa seexatay oo aan soo toosin oo horay u geeriyooday, immisaa gurigoodii ka baxday oo aan u soo laaban Isbitaalka un baa loo sii qaaday Isbitaalka laga qaaday qabriga la sii geeyay haddaaba wakhtiga aanu adduunkaan ka tagayno aniga iyo adigaba ma naqaan waxaa nagu waajib ah in aan  diyaar ahaano daqiiqad walba. Ilaahayoow khaatuma wanaagsan nagu dil 😭🤲
Xanuun 😢kasta oo hadda kuhaya waa mid aad kabixi doonto ee niyadaada wanaaji marwalba
Allena talasaaro🙏
Forwarded from QALBI DHAYE (Mahamed ah Garane)
Asturanaan wa qurux marwalba inaad dadnaatoo daboosho jidhkaagee dawo ha moodin inaad maradaada dajisaa oo wixii dadnaan jiray dahabkana ahaajiray dadka aad u bandhigtoo ay daawadaan ayagoo danayn hadii aad dajisoo dadku ay ku dayaan hal mar dayma kaliyaa daa'mkii ku uumaa danbi wayn ka galaysaa malaa'igta wax daristana daqiiqo ka bacdibay waxaad darajo moodee daa'imkii ku uumaay danbiga agtiisa ka ahaa buug diwaana kuugu daraysaa darajo waxaad ka dhigataa dahabna aad u aragtaa
daboolnaanta jidhkaaga hadii aad danaynayso dunidaan iyo tii danbaysayba dumar darajadooduna waa diin iyo akhlaaq asturanaan ood looga yeelee iyo inay ekaato oradkeedu badanoo arageeda la raadsha Ogsoonow abaayo
Dadka qaar waa sida riyada oo kale, daqiiqadaha, saacadaha iyo inta ay kula joogaan bay wax kasta kuu macaaneeyaan oo aad is tiraa waa jannadii ifka. Mar Alla markii ay kaa joojiyaan ama yareeyaan waxaad niyadda iska tiraa maxey kaala soo dooneen haddeyba la tagayaan?

So Sad😭
Nabi Muxamed ﷺ Ayaa lagu yiri:

إنك ميت وإنهم ميتون.
"Adiga waad dhimaneysaa iyaguna wey dhimanayaan."

Meeshas uma baahna maal iyo wax lamida waxaad lageleysaa uun camalkaaga ha xumaado ama ha wanagsanado.

Inta aan lagu xisaabin is xisaabi

SUBAX WANAAGSAN
Hadad madaxa dushiisa saro,hadana aad ka dhigato walal,dhib iyo dheefna la qaybsato,inyar mooye  noolaha waa kuwo illowsan ficil kaga!🥲😏
More