Murti io gabayo😊❤️

Channel
Logo of the Telegram channel Murti io gabayo😊❤️
@Murti_iyo_gabayoPromote
908
subscribers
18
photos
4
links
TapLiiQ pAn ahaYy cizhQiga Tabiy£ khurUuzhka TaLow miYan cid paxeYn 🥺❤️
Please open Telegram to view this post
VIEW IN TELEGRAM
-Lacagtaan maqdarad* geynayee, magac ku doonaayo
- Allaa magane maan hooyaday, maro u soo siiyo
___

*Maqdarad: Xaflad weyn oo cid wax loogu qaaraamo.
Wuxuu dumar rag ugu maahayaa midabka weeyane

︎Majaafada xun lama guursado iyo taan milgo laheyn

- Cabdi galayax
-Waa duni la kala iibsadoon nala -ogaysiine

-Waa duni akhyaartii luntoo aaran soo hadhaye

-Orgigaa riyaha taabaxoo oodda faaliga’e

-Waa duni hablii la arki jirey aqalka diideene

-Aan se ila ah aakhiro sebaan iligyadiisiiye
Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@halgnka
@qoraal09
@Maskax_maaal
@Saxiibka_Nolosha
@wadnojacayl
@Hagaha_nolosha
@Dabiibe_Jacayl
@Cilmu_nafsi_10

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
''Waa degal aduunyadu
Laba reer ku daristaa
Waayuhunna dabaqado
Kala durugsan weeyaan

Danyaraa ta hoose leh
Dusha waxa u bixi kara
Ruux wakhtigu daryeelo
Misna daadaheeyaa.

Diga rogaashadooduna
Iyagaa is daba maroo
Waanay kala dumaalaan
Darajadiyo maalkee ''
https://t.center/akramjibriil

Aynu ku biirno saaxiibayaal👏
︎Ha lugoyn Qof aadmiya
︎Oo laabta kuu furayy
︎QaLbigu labo ma qaade
︎Laac laaca badan daa
︎ Noqo ruux lilaahiyaa.!🥲
- Haddaad cadarkiyo
- carfoonta jeceshahay
- baL orod caydh noqo
- Car aanku nacee.!😌🤌
- Inta aanay beladaasi dhicin
- Yaan dardaar dhahaye
- Hayga dhigin sidii ruux ku nacay
- wan dhibsanayaye🥲
❤️
- Haddaad xigaal siiso oo abid xanaaneyso
- Ood xaramka illahay iyo xajka dawaafsiiso
- Nin abaal xun iyo naaguhuba kuma xasuustaan💯🤌
- Isku midab ayamuhu isku muuq ma wada aHa.

- Waa malin caadiya, Malin murugo taal iyo malin farax la jooga.

- Nolozhaa masalka Marta oo aduunyada,sadexdaa marxaladood Mid unbad ku zugan tahay
- Haddey boogi kugu taal nin kale tiisu kaa dadane.
- Haddaad adigu tuur leedihiyo tootir iyo qaallo.
- Mid kaleeto inaad toosisaa, waa tu'aan dhicine.!
"Rabbow dunidaada weyn
Dabaylo fayow ku xeer.

Intii dulin baas dhex taal
Rabbow digaxaadh ku fiiq.

Rabbow dalka kaannu nahay
Intii degel muumin yaal
Wanaag ku dallaallimee.
Allahayow haween daa!

Dihashada xanuunka le
Damqashada walaalnimo
Iyo deeqda caashaqa
Inta noloshu derajiyo
Hadba dabaqad leedahay
Iyagaa dareemoo
Dookhiyo kalgacalkana
Dawadooda weeyee
Allahayoow haween daa!

Dad isjecelna weligood
Allahayow hakala dilin!
Labadii isdoortana
Isu daa Allahayoow!

Anna weli dab Kama shidan
Dugsi aanay joogine
Meel aanay dumar jirin
Haygu dilin Allahayoow!

Inkastuu nin dooryahay
Wuxuu magac ku deeqiyo
Derijiyo xil qaadaa
Dusha waajib saaraa
Noloshana dareemaa
Marka uu la dadab galo
Inan timaha loo dabay.

Qalbigaa ku diirsada,
Hadalkooda debecsani
Dheguhuu daweeyaa
Allayahayow haween daa!

Dad is jecel ha ka la dilin
Labadii is doortana
Isu daa Allahayoow!

Anna weli dab kama shidan
Dugsi aanay joogine
Allahayow haween daa!

Meel aanay dumar jirin
Haygu dilin Allahayoow🥺❤️
faqrigu waa dhimasho,ee hawaydiinina fuqarada macnaha nolosha🫡💔
- Abidkayba wan Jiray
- jab intuu dhacaaye.
- Wan Joogay dunidani
- wixii uu Rag jiitee.
- Jilaalku ima karo
- iyo jidiin cadaadkuye.




Maxamed mooge liiban [AHUN]
︎Mar uunbuu walaac iyo wareer weyne kaa bixine.
︎Walbahaarku waa kaayaraan Wiigan dabadiye.
︎Nafyahay wakhtiga haw nuglaan waaxid baajira'e.🫡
Via @Faaido_team T 1

Tᴏᴘ Fᴀ,ɪᴅᴏ Tᴇʟɢʀᴀᴍ ᴄʜᴀɴᴇʟs ᴡᴀᴀ ᴋᴀɴᴀʟᴏ ᴛᴇʟɢʀᴀᴍ ᴏ ᴀʏ ᴋᴜ ᴍɪᴅᴏʙᴇɴ ᴢᴀᴀxɪɪᴘᴏ sᴏᴍᴀʟɪʏᴇᴅ, ʜᴀᴅᴀғᴋᴏᴅᴜɴᴀ ʏᴀʜᴀʏ ɪɴ ᴀʏ sᴀxɪɪᴘᴀᴅᴀ ᴋᴜ xɪʀᴀɴ ᴜ sᴏᴏ ɢᴜᴅʙɪʏᴀɴ ᴍᴏᴡᴅᴜᴄʏᴏ ғᴀ,ɪᴅᴏ ᴜ ʟe🥇   

📍Ku biir📍

𝗦𝗣𝗢𝗡𝗦𝗢𝗥𝗘𝗗 📌

@Cilmu_nafsi_10
@Dabiibe_Jacayl
@Saxiibka_Nolosha
@Maskax_maaal
@Hagaha_nolosha
@qoraal09
@halgnka

Gᴜᴅᴏᴏᴍɪᴇ 👨‍💻: @Cabdullahi_7
Waxaa jira waxyaabo sidan oo kale ah oo aadan iibsan karin!❤️🥺😊
More