View in Telegram
CAWAYSKA DHALINTA
đ
âď¸
Maxaa kaa hortaagan in aad isbadasho ?
1. Cabsi iyo shagi naftaada kaaga jira
â˘Cabsi inaad ku fashilanto howsha aad rabto in aad qabado â˘Shagi ku saabsan awoodahaaga ama kartidaada inaad guul gaarto â˘Cabsi inaad lumiso dadka dadka kuu dhow, fursadaha ama raaxada nolosha hadda
2. Raaxo iyo caadooyin horey
⢠Haddii aad ku qanacsan tahay meesha aad joogto, waxaad ko fogaan gartaa isbaddelka sababtoo ah ma dareemeysid baahi deg deg ah oo kuu muuqado â˘Cadooyin qoto dheer oo aad muddo dheer ku nooleyd ayaa noqon kara kuwo adag in la jabiyo
3. Faham la.aanta ujeeddada isbaddelka
â˘Haddii aadan si cad u ogeen sababta aad rabto in aad isbaddel isameyso ama waxa aad ka faa.iidi karto, waxaa adkaan kara inaad unaqaaqdo isbaddelka â˘Yoolal aan caddeyn oo aan lahayn qorshe cad waxay kaa dhigayaan mid aan diyaar u ahayn isbeddel dhab ah
4. Dareen culays iyo isku buuq
â˘Markaad dareento in aad ka xanuun san tahay fursadaha ama doorashooyin ka soo wajaha, waxaa laga yaaba inaad Gabi ahaanba iska dhaafto isku deyga isbeddelka â˘Dareen culayska nolosha, shaqada ama xiriirada wuxuu kaa hor istaagi karaa inaad waqti galiso isbeddelka naftaada
5. Saamaynta bulshada iyo cadaadiska dibadda
⢠Dadka kugu xeeran oo laga yaabo in aysan taageersanayn hamigaaga isbeddelka waxay kugu riixi karaan inaad ku sii nagaato meeshi hore â˘Fikirka bulshada iyo walbahaarka laga yaabo inaad ka hor timaado dadka ayaa sameeyn karo go.aanadaada
6. Baahi farsamo iyo aqoon la.aan
â˘Isbeddelka mararka qaar wuxuu ubaahan yahay xirfado cusub waayo aragnimo ama aqoon. Haddii aad dareento in aad ubaahan tahay waqti dheer ama qarash badan, waxaa laga yaabaa inaad Dib u dhigto
6. Jahwareer iyo tixgelinta waayo aragnimadii- hore
⢠Guuldarooyin kii hore ayaa kaa dhigi kara qof ka cabsanaya inuu mar kale isku dayo ⢠Haddii aad ku nooshahay xusuus hore. Waxaa adkaanaysa inaad mustaqbal wanagsan ka fikirto
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start