Habenkan ugu dambeya ee sandkan waxan ku balan qadya inan waligey ku jaclan dono sidi an ku jcla marki hoore inu kasi bato moye lagama yabo inu wax yar naqusmo Wax kastan sandkan ka helay waxa ugu qimah badan wa adiga mcn adiga ayan ku doortay wligeyna wan ku dooran doona waxad tahay bilowga iyo dhamdka faraxdeyda sanado badan ayan wada jiiri doona jacylkenuna wa mid an dhamad lahayn haben wngsan Indhahaygiih🫡
Runtii waxaan rabay inaan noolaado. Waxaan rabay inaan ku tiirsanaado garabkaaga Waxaanan rabay inaan ku jeclaado in ka badan intaa ogtahy balse may dhicin🫡
Wakhtigayga Ugu badan adigan ku galiyay isla adigii unbana xanuunka u badan idareensiyay wan ooya mar walipa Oon xanuusto wedhii aad idhihi jirtay ee ahyd [Wadka mooye wax kale nama kala qaadi doono]🫡
Waqti ayay qaadatay, laakiin markii aan ugu dambeyntii ogaaday in aan si tartiib tartiib ah u dhimanayso naftaydu waxaan isku dayay inaan kaco oo aan socdo tallaabo ayaan cagaha u jiiday waana markii aan ogaaday in mid ka mid ah waxyaabaha ugu adag ee nolosha lagu sameeyo ay tahay inaad ka fogaato waxyaabaha aad waligaa rabtay Lakiin waan sameeyay🫡