Shay Qof isku qurxiyo waxa ugu qurux badan kalsoonida Nafta.)
Hu’ lagu lebistana waxa u mudan taqwada
(وَلِبَاسُ التَّقْوَىٰ ذَٰلِكَ خَيْرٌ ۚ)
Sahay la qaatana waxa ugu qiimo badan , dabeecada wanaagsan (akhlaaqda wanaagsan )
💯قال عليه الصلاة والسلام : { اتق اللّه حيثما كنت، وأتبع السيئة الحسنة تمحُها، وخالق الناس بخُلق حسن }
Wuxuu yidhi suubanuhu ﷺ : illaahay ka baq meelkasta oo aad joogto, xumaantanna wanaag ku xiji wey masaxaysaaye, dadkana kula dhaqan dabeecad wannaagsan.
❤️😊#RAAXADA_QALBIGA