Hadafka aakhiro

Channel
Logo of the Telegram channel Hadafka aakhiro
@walaal_duPromote
1.88K
subscribers
10
photos
6
videos
3
links
Wl salada kudadaal 😭♥️
Forwarded from KOOXDA WADAJIR
◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧

Best Somali Telegram Channels.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
        🎤𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 🎤
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

🔰Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@DHIRIGALISO 🗣
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@dhiiriye chanal 🗣
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@somalikaah
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@dhiirigelin27
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Maan_maal1 🧠
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Haldoor42
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@HAGAHAJIILKA12
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@dhiirigalin7
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@suaalodiini12
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Hogaanka_nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Qoraaladii_Qarniga
━━━━━
✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Cawayskanolosha
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@CilmoogeThoughts1
━━━━━✧❂✧━━━━━



◎━━━━━━✯━━━━━━◎
               ❤️ JACEYL ❤️
◎━━━━━━✯━━━━━━◎


🔰Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@wadnojacayl
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@ErayoMacaanchannel
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@QISOJACAYL24
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@tixjaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@DhuuxJaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@xabsijacayl12
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Geeraaro1MM
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@CISHQI jaceyl
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@erayojacayl
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Jowharadi_qalbiga143
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Kasdareen12
━━━━━
✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@DAREENQALBI1
━━━━━
✧❂✧━━━━━


◎━━━━━━✯━━━━━━◎
      𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

🔰Join ➠:@xikmad_channel
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@ruuxdawanaagsan1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@hoygaxikmada7
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@OGAANSHO_1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@saaxiibka_Kheyrka
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@xaqiijiye chanal
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@saaafi114
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Sabiil40
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@OGAANSHAHANOLASHA67
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@XOGMAAL20
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@SIRTAGUUSHA10
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@teammadadaaliye
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Oraahdahadalka
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@xalal12
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@TALOOYINKANOLOSHA24
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@aqon_kaabe1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@FarmaAbdalle
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@murtimaal77
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@xikmaawimedia
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@East_Africa1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@HOYGA_GUUSHA1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@RAAXADA_QALIBA
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@walaal_du
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Fikirdahsoon1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@nashiidooyin12
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@WadadaToosan
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@shafaqo1
━━━━━✧❂✧━━━━━


◎━━━━━━✯━━━━━━◎
          📙 Buugaag📚
◎━━━━━━✯━━━━━━◎

🔰Join ➠:@Samiirbook📚
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Nuxurka_Buugaagta 📚
━━━━━✧❂✧━━━━━


◎━━━━━━✯━━━━━━◎

𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝
━━━━@Kooxdawadajir━━━
🥇  Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
  ⎉_-Dhamaad-_⎉

https://t.center/CilmoogeThoughts1
Forwarded from KOOXDA WADAJIR
          ◎━━━━━━✯━━━━━━◎
✧━KOOXDA🤝WADAJIR━✧

Best Somali Telegram Channels.📚
𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼, 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗾𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼𝗼 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗼 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 👇

𝗗𝗛𝗜𝗜𝗥𝗜𝗚𝗜𝗟𝗜𝗡 𝗜𝗬𝗢 𝗫𝗜𝗚𝗠𝗔𝗗𝗢
━━━━━✧❂✧━━━━━━
🔰Join ➠:@SamiirIsmail motivation
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Erayojacayl1 ❤️🫀
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Maan_Maal1 🧠
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Iftiinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━
🔰Join ➠:@Talooyinka_Nolasha1
━━━━━✧❂✧━━━━━

⬇️ KU BIIR ⬇️

https://t.me/addlist/IlAN7kyuLLtlOTU0

◎━━━━━━✯━━━━━━◎
𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗡𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 🤝. ━━━━@Kooxdawadajir━━━
🥇  Si aad u Horumariso Channel-kaaga u kaalay Kooxda wadajir Team . Wixii Faah-faahina kala xiriir: Gudoomiye: @cilmooge1
◎━━━━━✯━━━━━━◎
  ⎉_-Dhamaad-_⎉
Hadafka aakhiro
https://t.me/empirebot/game?startapp=hero5380592380
Zxpyal janiski hore haduu idiin dhafay

kan faaideysta waa jaanis


Waana lisku hubaa. Wana xola ad adi shaqeysaneyso 🔥❤️
Inta xanuunsan allaha caafiyo, Inta caafimaadka qabtana allaha usiyaadsho 🤲

Wax akhrisku wuxuu kobciyaa garaadka iyo maskaxda qofka bani aadamka ah
Markasta oo akhriskaagu batana waa markasta oo ay badato Aqoontaadu .🧠📖📚

Join ➠:@Samiirbook📚
من قال ذلك كل يوم عند طلوع الشمس اربعين مرة؛ ياحي يا قيوم:
١- حيالله قلبه
٢- ونور فكره
٣-ويسر عسره
٤- وانطقه بالحكمة
ه-وشرح بالمعرفة صدره

Qofkii Afartan jeer dhaho Xiliga ay Qoraxda soo baxayso "Yaa Xayu Yaa Qayuum" alle waxa uu siiyaa 5-taan faa'iido:
1. Alle Qalbigiisa ayuu nooleeyaa
2. Alle Fikirkiisa ayuu nuuriyaa
3. Alle Culeeska heesta ayuu ka fududeeyaa
4. Alle Xigmad ayuu ka soo saaraa
5. Alle Laabtiisa macrifo ayuu ku sharaxayaa
Alxamdulilaah 🤲
🍃Waxa ugu qiimaha badan ee aad naftaadda u qaban kartaa waa ku dadaalidda sidii aad wax uga badali laheed siday shalayto aheed. Caafimaad ahaan, cilmi iyo aqoon ahaan, hab fikir ahaan iyo marxaladday shalay ku sugneed inay ka duwanaato maanta🌻 .

⚘ naftaadda maal_gasho🪴🤍🖤

((Qoraa cankaar yare))
..
Asc dhamaan bahda halkaan kuxiran salaan kadib

Waxaan rabay inaan cashiro halkaan kuso gudbiyo sida tafsirka dyr ma utihiin ina qadatan mise qoraladq diniga lee kuso gabina ?

Jwb wa muhiim qeybta comentiga 🫶
Nabiga ‎ﷺ wuxuu dhahay afar sifo haddaad yeelato waxbo kaama maqna.
1: Amaanada inaad ilaaliso.
2: Runta inaad mar walibo sheegto.
3: Akhlaaqdaadu inay ficnaato.
4: Waxa aad u cunayso inay xalaal yihiin🤍

Galab wacan ❤️

Qoraaa (cankaar yare)
Inalilaah wa inaa ileyhi raajicuun

Waxaan u tacsiyeynayaa dhamaan dadka ku geeriyoday qaraxi cawa kadhacay mogadishu gaar ahaan xeebta liido

Waxaan kalo alle uga baryaya inu u boogo dhayo dhamaan dadki ku dhaawacmay🥲
بِـــسْـــــــــمِ اللَّـــــــــهِ الرَّحْمَــــــــنِ الرَّحِیــــــــمِ•❤️


99 names of Allah ☝️. one name ♥️
Waxaan go'aansaday inaan iska aamuso, laakiin aamusnaanta waxay u baahan tahay karti weyn.
Sawirkan waxaa laga qaaday isbitaal gaar loo leeyahay .... Gabar kansarka qabta ayaa waxay horay uso qaadatay boorso lacag ka buuxdo.Waxay ka codsatay dhaqtarka inuu badbaadiyo nafteeda, waxwlba o ku baxana daawaynteeda ay diyaar latahay heysatana lacag aad u badan....

Laakiin dhakhtarka ayaa usheegay inuusan waxba qaban karin sababtoo ah kansarkeeda wuxuu sogaray marxaladii ugu dambeysay. Aad bay u xanaaqday lacagtiina waxay ku daadisay isbitaalka oo dhan.
Way qaylinaysa iyado leh, "Maxay tahay faa'iidada lacag aan intaan so tabcaaya".

Lacagta waad ku iibsan kartaa sariir lkn kuma iibsan kartid hurdo, lacagta wad ku iibsan karta saacad lkn kuma iibsan kartid waqtiga, lacagta waad ku iibsan daawo lkn kuma iibsan kartid caafimaadka,

Haddii aad caafimaad qabtid, ugu mahadnaq Abuuraha nicmada uu ku siiyay. Alx alx alx

Qoraa ((cankaar yare))
إِنَّمَا تَعْبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ أَوْثَـٰنًا وَتَخْلُقُونَ إِفْكًا ۚ إِنَّ ٱلَّذِينَ تَعْبُدُونَ مِن دُونِ ٱللَّهِ لَا يَمْلِكُونَ لَكُمْ رِزْقًا فَٱبْتَغُوا۟ عِندَ ٱللَّهِ ٱلرِّزْقَ وَٱعْبُدُوهُ وَٱشْكُرُوا۟ لَهُۥٓ ۖ إِلَيْهِ تُرْجَعُونَ, 🌸🌼


waxaad uun caabudaysaan alle ka sokow Sanamyo,
waxaadna abuuraysaan been, kuwaad caabudaysaan alle ka sokow idiinma hantaan wax rizqi ah ee ka dalba alle rizqiga Cabudana kuna mahdiya xagiisaana laydin celine🌼🌸


Qoraa(( cankaar yare))
              
              ♡ ㅤ    ❍ㅤ      ⎙       ⌲
            ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
        ❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍  
9 Oraah Cajiib Ah

1. Mugdigu wuxuu na siinayaa fursad aan ku aragno nuurka yaryar ee nolosha."

2. Riyada waxaa loo abuuray si loo dhiso adduunyo aan hadda jirin." 🧐

3. Habeenku wuxuu ku qariyaa maalinta si aan u ogaano qiimaha iftiinka." 🧏

4. Dhagax kasta oo dhulka yaal wuxuu xambaarsan yahay sheeko aan weli la qorin." 🔥

5. Haddii aad doonayso inaad fahamto waqtiga, la sheekayso saacad jaban." 😉

6. Dabaysha ayaa siisa geedaha awood ay ku heesaan." 🙂

7. Haddii aad rabto inaad ogaato sirta biyaha, la sheekayso doonta ku socota." 🤓

8. Hadal yar oo xikmad leh ayaa ka qiimo badan buuq badan oo jaahilnimo ah." 😌

9. Haddii aad rabto inaad la hadasho badweynta, baro luqadda mowjadaha." 💯

~ love Ku Sagooti qoraalka. 💜
              
               ♡ ㅤ    ❍ㅤ      ⎙       ⌲

              ˡᶦᵏᵉ   ᶜᵒᵐᵐᵉⁿᵗ    ˢᵃᵛᵉ    ˢʰᵃʳᵉ
          ❍━━━━━━━ლ━━━━━━━❍  
╭┈──────────────
╰┈➤ - cankaar yare 👤
Birt maso dayaa 😭😭👨‍🦯
Magacaygu waa nafisa waxaan ahay gabar wax baratay Kuna jirta xiligeedi wax barashada wiilbaanu is baranayo aniga wiilka aad Baan uga helay asigana waa isheegay inuu iga helay Lakin Uma sheegan waxaan ujecladay si waali oo sir ah Lakin asiga marku arkay inaa jeclahay xiriiir aan daacad ka ahayn bu ila sameyay aniga farxadayda ayaantaas Mala soo Kooba Karin lkn markasto inaan aniga raadiyo buu rabay anigana wa jeclahay waana raadin jiray maalinki danbe bu wiilka ila so hadlay oo ciyaalka xaafada o ka mid aha u sheegay inaaan jeclahay bay ku yiraahdeen haday ku jeceshahay jirjeeda wayku siin aniga ayuu Arinta ila yimi waxaana igu dhahay aan kulano aan aadbaan ugu farxsanaa I naan arko lkn wuxuu ila yimid arintaas Ana qalbiga I xanuunay waxaana xaqiiqsaday inuu ijecleen kaliya jirkayga uu rabo Ana habeenkaas anoo ujawabin ayaankaso tagay😭😭.
(Part1)
More