“Hurdada ugu xun ee uu qofku seexdo waa hurdada ugu horreysa ee uu seexdo ka dib markii uu waayay qof uu jeclaa, marka uu indhaha isku qabto oohin dheer ka dib, tamartiisu ay dhammaato. markaas ayuu soo toosaa isaga oo aan garanayn sida uu u seexday, oo uu u maleeyo in wax walba ay ahaayeen riyo cabsi leh, ka dib wuxuu ogaadaa inaanay sidaas ahayn, oo uusan riyada ku jirin Xaqiiqdu ay tahay xaqiiqo."💔😢🥺