View in Telegram
CAWAYSKA DHALINTA
📝
✍️
Waxaa jiro waxyaàbo nagu adag, oo aanan awoodin inaa wajahno ogow wax walbo illahay xagiisa wey ka fududyihiin Haiĺoobin qof walbo waxaa heysto dhibaato, majiro qof aa Nan haysan dhibaato,
Xasuusnow
illahay adoon ka uu og yahay in uu dhibtaan u adkeesan karo oo itixaama si uu samirka adoonkiisa u ogaado Hailaabin in aad tahay adoon Alle, allane wuu awoodaa in uu kaa saaro xaalada adag. Sidoo kale hailaabin inuu jiro mid kuu jeda xadaa haday dadkoo idil ku arki wayan indhahooda ay kaa qarsooman adiga Indhahaaga ha ilabin in aduunkan uu San jirin qof hal xaalad ku sugan
Ibnu qayim wuxu Leyahay
Farxad madareemo qof aanan murugoonin, macan ma arko qof aanan sabrin, nimco aduun madhadhamiyo qof aanan dhibaatoonin,raaxo ma arko qof aanan dalin qofkii daalo ayaa raaxaysto
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start