View in Telegram
Sidee naftaada loo bartaa 1. Iska hubi qiimahaaga iyo mabaadi-daada •weydii naftaada. Maxaan ka aamin sanahay nolosha ? Maxay yihiin waxyaabaha aan ugu muhiimsan ugu arko •Qor waxyaabaha muhiimka kuu ah.sida daacadnimada,qoyska/family ka ama hormarka shaqsiyadeed 2. Ogow xoogaaga iyo daciifnimadaada •isweydii: Maxay yihiin awoodaha aan Leeyahay ? Maxaan si fiican usameeyaa ? •Faham daciifnimadaada si aad u hormariso. Ogow qof walba wuu Lee yahay daciifnimo 2. Dareensii dareenkaaga •ogaanshahaaga sida aad oga falciliso xàaladaha kala duwan waxay kaa caawinaysaa ìnaad fahamto maskaxdaada •Qor dareenkaaga maalmaha qaarkood, si aad ula socodo sida xaaladaha kala duwan u saameeyaan 4. Dhagayso dadka kale, laakiin isku kalsoonow • ku dhagayso rayiga asxaabta iyo qoyska, laakiin ha uogalaan inay go,aamiyaan qofka aa tahay •Ogoow inaad tahay qof gaar ah oo leh aragtiyo iyo riyooyin adiga kuu gaar ah 5. Isweydii Su.aalo • Maxaa ifarxad geliya ? Maxaa iga xanaajiya ? Maxay yihiin riyooyinkeyga mustaqbalka? 6. Hormari xirfadahaaga •Isku day waxyaabo cusub, sida xirfado ama hibooyin , Tusaale ahaan, barashada farsamo cusub waxay kutu si kartaa awood aadan horey uga warqabin 7. Is xushmee oo is cafi • Ku qanac qofka aa tahay, ogow inaad marwalbo haysato fursad aad ku noqoto noocaaga ugu fiican 8. Ku xidhnow rabbi • Diintaada iyo dhaqankaaga ka hel nafis iyo hanuun, waana qayb muhiim ah oo kaa caawin karta inaaf naftaada fahamto
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily