Dacwah Channel

Channel
Logo of the Telegram channel Dacwah Channel
@Dacwah_ChannelPromote
8.1K
subscribers
323
photos
78
videos
183
links
Dacwah channel
Nabiga صلى الله عليه وسلم ayaa ku duceysan jiray ducadan adigana ku ducuceyso 💙🦋🌸
_Qofka baari u ah waalidintiisa isma arkan murugo
وَبَرًّا بِوَالِدَتِي وَلَمْ يَجْعَلْنِي جَبَّاراً شَقِيّاً)

_Baryada Allaah iyo murugadu hal meel kuma kulman.
وَلَمْ أَكُن بِدُعَائِكَ رَبِّ شَقِيّاً)

_Qofka Quraanka la saxiiba musiibo iyo murugo isma arkan
(مَا أَنزَلْنَا عَلَيْكَ الْقُرْءانَ لِتَشْقَى).

_Hanuunka Alle qofki raacey murugo iyo baadi isma arkan
(فمن اتبع هداي فلا يضل ولا يشقى).

_Alle ka cabsi iyo murugaadu hal meel kuma kulman
(فأنذرتكم ناراً تلظى لا يصلاها إلا الأشقى الذي كذب وتولى وسيجنبها
الأتقى).

❤️🥰
https://t.me/addlist/T_3qkvSUIO00YzZk



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Forwarded from 🌷Al raxma_____channel🌹 (🌹MAXAMED Deeq🌹)
Waa beec channel telegarm maraayo 2.2k qofkii u baahan channel kaan qiimahiisu wuu jaban yahay waxa uuna ku jiraa kooxda Al RAXMA

QOFKA rabo igala sooxariir
👇                     👇


@suhaybm24
Nabiga ﷺ Wuxuu Alle Subxana watacala
kasoo Wariyey Xadiisul Qudsigaan ‏Adoomadaydiyoow Waad danbaabtaan, Habeen iyo maalin Aniguna Waxaan dhaafaa Dhamaan dambiga eee Danbi
dhaaf iWaydiiso saan kuugu Dhaafo Danbiga.

َالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ فِيمَا رَوَى عَنِ اللَّهِ تَبَارَكَ وَتَعَالَى أَنَّهُ
قَالَ: يَا عِبَادِي إِنَّكُمْ تُخْطِئُونَ بِاللَّيْلِ وَالنَّهَارِ وَأَنَا أَغْفِرُ
الذُّنُوبَ جَمِيعًا فَاسْتَغْفِرُونِي أَغْفِرْ لَكُمْ ، رَوَاه مُسلِم

✩✩Waxaa wariyey Muslim…
Hadad caafimad kusoo kacday alxamdulilaah dheh
Waxaan Akhriyay Qur'aanka Bilowgiisa Ilaa Dhamaadkiisa, Mana Ku Arag Aayad Ka Rajo Badan Aayadaan:
۞ نَبِّئْ عِبَادِي أَنِّي أَنَا الْغَفُورُ الرَّحِيمُ
"Uga Waran (Usheeg) Adoomadayda Inaan Anigu Ahay Dampi Dhaafe Naxariista"
Cusmaan Bin Cafaan (RC)
OGAYSIIIS OGAYSIIS muhiim ah!
Dhamaan qofkasta oo ay fariintani soo gaadho hala digtoonaado chanelkaa sare oo dad tuugo ah ku midoobeen .
Waa channel dadka kusoo xerogaliya channelo iib ah ayaanu haynaa iyago raba inay lacagta ka dhacaan dadka.
Dad ayaa ila soo xidhiidhay ay hore sidani ugu dhacday .
Ciwaankan hoose waa ciwaankooga ay ku dhacaan dadka .
@Ninwayn1477
Hadaad jeceshay hal eray oo tuugnimadooda muujinaya waad u qori kartaa.

Fariintan waxy kaaga timi midawga channels ka somaalida ee telegramka: Team kulmis💪🦾
Iga daba dheh intan wll
Ha fikirin in badan ee badi istiqfaarta alle wuu ku furayaa istiqfarta albabo aad ka baxsato aan fureynin fikirka🤔👈
Rasuulku Csw waxa uu Noolaa 63 sano 53 oo Kamid ah wuxu Ku qaatay
Makkah,Halka 10 Sano oo Kamid ahna uu kuqaatay magaalada Madiina.

qur'aanku wuxu kusoo Degaayay 23 sano 13 makka ah iyo 10 madiinaa, wuxu ku dhashay Makkah wuxu ku dhintay Madiina Dacwadda iyo Faafinta Diinta waa uu  uhagarbaxay illa dhiigiisa loo daadiyay loo Caayey loo dhibey Asxaabtiisa.

Jacaylkiisa iyo Raaciddiisu waa waajib
Qofkaste Saaran,waxaana ubashaara ah qofkastoo Rasuulka Jeclaada wuxu Aakhiro helayaa Shafeecadiisa,Darkiisa,Iyo in uu Aakhiro Lamacnoqdo Suubaneeha Csw.

Salligiisa Badi,Jeclaw Dadkana uka sheekee kufarax Dhalashadiisa Kamurugaw Geeridiisa Csw,Halkanna Ka Bogo Abtirsiintiisii,Xaasaskiisii,Awlaadiisii Csw.

Abtirsiinta Rasuulka Csw

Muxammad Binu C/laahi, Binu C/mudalib Binu Haashim,Binu  C/manaaf, Binu Qasayyi Binu Kilaab, Binu Murrah,Binu Kacab,Binu Lu'ay,Binu Qaalib, Binu Fihir, Binu Maalik, Binu Nadar,Binu Kinaanah,Binu Khuzaymah,Binu Mudrikah,Binu Ilyaas,Binu Mudar,Binu Nazaar,Binu Macad,Binu Cadnaan

Xaasaska uuguursaday Rasuulku Csw waxay ahaayeen 11 Dumar ah (Hooyooyinkeen) 2 kamid ahi isagoo Noolbay Geeriyoodeen Halkaa 9ka kalena ay ka nolol danbeeyeen.

Khadiija,Sawda,Caa'isha,Xafsah,ummu Salamah(Hinda),Ummu Xabiibah Bintu Abii sufyaan,Saynab Bintu Jaxash,Juwayriya Bintu Xaarith,Saynab Bintu Khuzaymah,Maymuunah Bintu Xaarith,Safiya Bintu Xuyyay

Awladda Rasuulku Csw Waxay ahaayeen 7 4 hablood Saynab,Ummu kalthuum,Ruqiyyah,Faadumah iyo 3 wiil Qaasim,C/laahi iyo Ibraahiim
صلو عليه وسلموا تسليما حتى تنالو جنة ونعيما
۞ Quraanka Aayadda marka la akhriyo ugu rajadda badan ayuu Eebe ku yiri:

"قُلْ يَا عِبَادِيَ الَّذِينَ أَسْرَفُوا عَلَىٰ أَنْفُسِهِمْ لَا تَقْنَطُوا مِنْ رَحْمَةِ اللَّهِ ۚ إِنَّ اللَّهَ يَغْفِرُ الذُّنُوبَ جَمِيعًا ۚ إِنَّهُ هُوَ الْغَفُورُ الرَّحِيمُ"

{Waxaad ku dhahdaa Nabiyow addoomadayda ku xad gudbay Naftooda ha ka quusanina naxariista Eebe, Eebaa dhaafa danbiyada dhamaantoode, waana dambi dhaaf badane oo naxariis badan}. ﴾Az-Zumar 53),
Forwarded from 🕊️🥀XIKMADAHA NOLOSHA 🌹🦋 (PROFESSOR_ARMAAN)
Hadii aad ubahan tahay ciwaankaan xikmadaha nolosha waa beec waliba qiimo yar oo macquul ah hadii aad rabto iga soo qabo WhatsApp numberka
👇👇👇👇👇👇👇
+252688720397 👈
👆👆👆👆👆👆👆
Forwarded from 🕊️🥀XIKMADAHA NOLOSHA 🌹🦋 (PROFESSOR_ARMAAN)
Asc akhwaani ciwaankaan xikmadaha nolosha cawa waa beec hada ka faaiideso qiimo yar oo macquul ah 🫡
Nebi Muuse "CS" markii ay ku yidhaahdeen qoomkiisu:
{إِنَّا لَمُدْرَكُونَ}
Waxa uu ku yidhi:
{كَلَّا إِنَّ مَعِيَ رَبِّي سَيَهْدِينِ}

Keli ma noqdo qofka Ilaahay tala saarta ee wax kasta u sheegtaa
Nabiga ﷺ wuxuu yiri: Qofkii dhaha maalintii Boqol jeer:-

لا إله إلا الله وحده لا شريك له ، له الملك وله الحمد وهو على كل شيء قدير.

Wuxuu helayaa Ajir la mid ah sida qof xoreeyey Toban addoon, Waxaa loo qorayaa Boqol Ajir, Waxaa laga tirayaa Boqol dembi,
Waxay maalintaas Sheydaanka uga ahaaneysaa Xirsi-xir ama Xijaab inta ay Qorraxdu ka dhaceyso, Qofna lama imaanayo wax ka fadli badan hadalkaas, aan ka ahayn qof intaas wax ka badan yiri.
(Bukhaari & Muslim).
Waxa uu yiri rasuulkii ALLE N.N.K.H
"Ma jirto dhibaato ku dhacda qof muslim ah haddii ay jirtana ALLE waa ugu danbi dhafaa xitaa qodax muday."
اللهُ أكبَر
- الحمَدلله
- سُبحان الله
- لا إله الا الله
- سُبحان الله العظِيم
- سُبحان الله وبحمدِه
- أستغفر الله وأتوبُ إليهِ
- لا حَول ولا قوّة إلا بالله
- اللهُم صل وسلّم على مُحمد
- اللُهم قني عذابُك يوم تُبعث عِبادك
- اللهُم أحينا على رِضاك وأمتنا على رضاك

🚨Intaan Majoogtayn Kartaa walalkaY👆
More