Xikmado "jacayl♡

Channel
Logo of the Telegram channel Xikmado "jacayl♡
@xikmadjacaylPromote
2.38K
subscribers
117
photos
1
video
2
links
"Si naxariis leh kusoo biir channelkeena
https://t.me/addlist/T_3qkvSUIO00YzZk



Via @team_kordhis B2

Ma iska Joogtay Aalada telegram Oo wakhti badan makaaga baxay raadinta Kannaalo Faa'iido u leh Noloshaada. Jawabtaadu hadday tahay; haa ''Waxan halkan kuugu soo xulay aqristaha sharfanow channelskaad baadi goobka ugu jirtay mudada dheer oo nooc kastaba leh. 😇

𝗦𝗵𝗮𝗿𝗮𝗳 𝗶𝘆𝗼 𝗸𝗮𝗿𝗮𝗮𝗺𝗼 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘀𝗼𝗼 𝗯𝗶𝗶𝗿 𝗔𝗸𝗵𝗿𝗶𝘀𝘁𝗲 𝗼o 𝗸𝗮𝗺𝗶𝗱 𝗻𝗼𝗾𝗼 𝗯𝘂𝗹𝘀𝗵𝗮 𝘄𝗲𝘆𝗻𝘁𝗮 𝗻𝗮𝗴𝘂 𝘅𝗶𝗿𝗮𝗻, 💙😘



▁ ▂ ▄ ▅ ▆ ▇ █ - █ ▇ ▆ ▅ ▄ ▂ 
➦ SPONSORED BY
  ❂✿❂✿❂ - ✿❂✿
↪️ @jaceylqore
↪️ @TAFSIIRKA_QURAANKA1
↪️ @learn_english012
↪️ @Hagaajinaftaada
↪️ @Wadada_Guusha
↪️ @Arabic023
↪️ @taladaqoyska
↪️ @Caafimaad7
↪️ @Xikmadle
↪️ @kadisaqoon
↪️ @kalandarka_Hijriyada
↪️ @mustaqbal7
↪️ @Iibiye_online
╚═══════ - ════════╝

♧Guddoomiyaha kooxda♧
http://t.center/Wll_musab
Forwarded from Kordhis
وقل رب زدني علما


Linkiyadaa hoose ku dhufo 👇👇👇
Noqo qof naxariis badan" balse ha,u ogaalaan inee ku isticmaalan ee kudoqomystaan🎖
Maanan helin fursad aan kubarano gerrida sida aan ubaranay jaceylka iyo farxada' Geridu Waa nolosha ugu danbeysa ee nolosha kadanbeysa
Adigaa habeenki xidigaha igu so hirgaliyey oo iinoqday iftiin an ku arko dariiqeyga⭐️
Maqnanshahyga haduu kuxanuujin waayo hadlkaaga ima farxad galinaaya

Naftayda xushmad iiga baahan;🔥
Mararka qaar qof baan jeclaneyna sidan ujecelnahay dayaxa.
Wxeynu jeclaneyna anago og inaan heleynin ayaga'
Adiga la.aanta qalbigeygu waa sida guri madow oo aan daaqad laheyn, adiga ayaan ah iftiinka aan ubahanahay si aan unoolado bari💐❤️
hadii aniga iyo adiga sheekadi ina dhaxmartay ay dhamaato siyabihi xiriirkenana uu dhamaado oo eynu kala noqono shisheeye ahaan .
mar kle ibaro
Waxaa laga yaaba inan helin ereyo aan kuqeexo quruxdaada iyo sidaad noloshayda muhiim ugu tahy blse cimrigyga inta kaharay wxn kudhamayn doona raadinta ereyo kuu qalmo❤️
Markan kaa fikirayo ma heli kro erey aan kugu qeexo' mxaa yelay adiga ayaa ka horeeya ereyada oo dhan😍
Si aan uhelno wax waaraya waa inaan baranaa sida wax loo sugo oo aynan wxpa kudagdagin⭐️"
Waxan ahay buug uu dhintay quraagii qoraayay"🥲
si aana wax oga qaban karin Ba ku jeclaaaday igama ahan ina dadka u qurux badantahay e wa ina aad ugu xeel dheertahy cadifad ahaan iyo kasbasho ahaaan qofka quruxdada jeclaadana wa doqoN
Ani io adi waxaan nahay sida bisha december io january ookle waan isku dhawnahy hadana sanad ayaan inoo dhaxeeya.¿
Xidigaha ayaa ii ifitimiyey dariiqa kugu soo aadi lahaa,
laakin markan ku.arkay xidigihi wxa iga qariyey quruxdada
🔥💯
Qalbigayga wuxu kuu haya jaceyl aan ku salaysneyn hadal, balse ku xiran neefta aan qaato waan kujeclahay waana kujeclaan doona ilaa dhamaadkeyga
Hadi aad gacantayda qabata adigo ixanuujinin' waxaad tahy qofkii uhoreyy ee sidaas sameeya sababto ah kuwii hore dhan wee ixanuujiyeen"
Cabsidaada kubadal iiman"
Waxd tahy halyey⭐️
More