โข ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ
โข Dumarow wa side Warkiinu
โข Markay ku yeedho Hooyo
โข Dabadeed ku tiraah BaL mamuL
โข Sinxiyo Labada dugsooda ah
โข Dhaqdhaqoo weeLko nadiifi
โข Intaad caro kaLe wareegto
โข DabeeL hadaLada ku tuurto
โข Ish maxa ani hawL i saaray
โข AqaLkan baas ee i waaLay
โข Miyaan KaLigey ku nooLay
โข Miyaa HebLaayo Lo dira_baL
โข Aya he eexadku ma fiicnA
โข Markay saacadi wareegto
โข Hooyana hawshi dhameydo
โข Intaad qadka so yara aado
โข Fb iyo whats appka
โข Ku so qorto hooyodeyba
โข Ta ka eegto aduunkan wayne
โข Allow daay oo iLaaLi
โข La,anteed noLoL La,aan dheh
๐
โช ๐๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ฎ๐ณ๐ถ ๐๐ต๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐๐๐ฎ๐ป เผ ๐๐ฏ๐๐ฎ๐ป ๐๐๐๐๐ต๐ฎ๐ป เผ
๐