View in Telegram
โ€ข ๐–๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ โ€ข CaLiyow Da,adan aan ahay โ€ข Waqay Loma door xuLay ee โ€ข Duq_gaboobay iyo WiiL yar โ€ข Baa Lo dada HadaL ee โ€ข Diirka ka garan xaajada โ€ข Dabaqa Aad saarteen โ€ข Ma dumaaLo naaguhu โ€ข Ninkay noLoL ku deyrshane โ€ข Dayib uma yiraahdaan โ€ข Jeerow hawLi daashado,e โ€ข Nin waLaLki doorsaday โ€ข iLaah darajo siin wayay โ€ข DaLkaad ina adeerka dhigtay โ€ข Baad waLi dageysaaye โ€ข Baadida ninba kuLa daydaya โ€ข DaaLna ka badane โ€ข Oo Aan dooneyn inaad โ€ข Heshaa daa,in Abidkaaye โ€ข Dadkuna moodi duuL wada โ€ข Dhashaa wax u dahsoone โ€ข DaLLo ma Laha aaqiro โ€ข Haddi Lo kitaab dayo ee โ€ข DuLaaL iyo MaLaaL Wuxuba โ€ข Waa carabti deynteede โ€ข Dibnihiina un ba gaLay โ€ข Oo Waad i du_duBiseene โ€ข Allay i diLiye ii door โ€ข Adigaa iga sii darane                        ๐Ÿ‚ โžช ๐€๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป เผ† ๐’๐—ฎ๐—ฎ๐—ต๐—ถ๐—ฑ ๐๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐๐˜‚๐—Ÿ๐˜…๐—ฎ๐—ป ๐˜๐˜‚๐˜‚๐˜€๐˜‚๐—ณ เผ„                        ๐Ÿ‚
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily