โข ๐๐๐ ๐๐ ๐๐ถ๐ฟ๐ถ
โข Ma cawaa ma caana
โข Ma cuqba ma cigashaa
โข Ma cizaa ma cuLuqbaa
โข Ma daruur gu, curatoo
โข Cir_cadaadi noqon baa
โข Ma cigaaLka faLagiyo
โข Cir_isjiirki mariiqbaa
โข Ma magooL cuseebaa
โข Ma cadceed aan oriyoo
โข FaLaaraha xasuusta Leh
โข Ku cabsiisay dhadadoo
โข Ceyryaanti didsay baa
โข Ma xareed is ceLisay aa
โข Ma habeen cade ahoo
โข BaLiyada cigaagani
โข Casuumeen xidigaha oo
โข Cirka dayaxi kaa jiray
โข DhuLka ka cawiray baa
โข Cosob rayska xadhiyo
โข Ma gargoorki ceego
โข CaL_caLyadi barkadaybaa
โข ALLa samay cuddoonaa
โข Udugaa oo carfoonaa
โข Zam_zam caynka Lo dhigay
โข Ictibaaro badanaa
โข Callo ma aha Liiti ah
โข Habac ma aha ceebo Leh
โข QaLaf ma aha camaL ba,an
โข Coon ma aha Lo hoyan
โข BaaLi ma aha aariyo Leh
โข Cir ma aha toomama
โข Cawro ma aha socod badan
โข CayiL ma aha Laga dido
โข Caatona umay bixin
โข Cidkastaba u geeyo
โข MeeL laga canantiyo
โข CiLad Laguma heLi karo
๐
โช ๐๐ฏ๐๐ฎ๐ฎ๐ป ๐๐ฎ๐ ๐ฎ๐บ๐ฒ๐ฑ ๐๐ฎ๐ฎ๐๐ต๐ถ เผ ๐๐ต๐ฎ๐บ๐ฎ๐ฐ ๐๐ฎ๐ฎ๐ฟ๐ถ๐๐ฒ เผ