View in Telegram
โ€ข ๐–๐˜‚๐˜…๐˜‚๐˜‚ ๐˜๐—ถ๐—ฟ๐—ถ โ€ข Si aan ku dareensiiyo โ€ข Sidaan ku daneynaayo โ€ข Imisan dadaaL muujey โ€ข Iyo daacadnio buuxda โ€ข Adna aad duLqaadkeyga โ€ข Doqonimo moodaysay โ€ข Intan raacay damacaga โ€ข Nin ragga wuxuu diido โ€ข Imisan dartaa yeeLay โ€ข Adna aad damiirkayga โ€ข KoLba weedho deeLqaaf โ€ข Digasho ah u quureysay โ€ข Mar hada se dooneysid โ€ข KaLa durugsananteyna โ€ข Ana maanta dabadeeto โ€ข Inan kaLa harnaa doortay โ€ข Dibna ku sasabi maayo โ€ข Duniduna adiga un ma aha               ๐Ÿ‚ ๐–ฆน๏ธŽ ๐€๐—ฏ๐˜„๐—ฎ๐—ฎ๐—ป ๐Œ๐—ฎ๐˜…๐—ฎ๐—บ๐—ฒ๐—ฑ ๐‚๐˜‚๐—บ๐—ฎ๐—ฟ ๐๐—ฎ๐—ฟ๐—พ๐—ฎ๐—ฑ  เผ„ ๐—ฎ๐—บ๐—ถ๐—ถ๐—ป ๐˜€๐—ฎ๐—บ๐—ฎ๐—ฑ๐—ผ๐—ผ๐—ป เผ†                       
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily