๐๊ฐแดส๊ฑแดแด Qแดสษช แดส สแดแด แด แดแด๊ฑแด สษชส แดแดแดxแด แดษดโ โ ๐ฐโโ๐ดโโ๐ดโโ๐ฝโโ๐ฉโโ๐ฆโ โ๐ญโโ๐ดโโ๐ทโโ๐ธโโ๐ชโโ๐ชโโ๐ฉโ Hadal badan han ma buxsho๐ซ
Kooxdena waxa ay fursad sineysa saxibada raba in channalkoda loo kobciyo ama sre logu qado hadaba soo dhawow iga Ho Shurudaha_โ
Ugu horenti waxa ugu horeyo waa in channalkada u heysto ugu yran 800 ama 1k oo subscribe ah hdi aad labadas mid u dhaxayso oo channalkada intas haysto isla markana active yahay soo dhawow si fudud ila soo xirir___๐ซก โฌ๏ธโ โฌ๏ธ โ๏ธโฎโ @AbdullahiDhaqane9 โ โฎโ๏ธ
*โ Alle Weyne Kor Ahaaye Wuxuu Yiri: ilaahay iyo Malaa'igtiisu waxay ku sallinayaan (amaani) Nabiga, ee kuwa (xaqa) rumeeyow ku Salliya korkiisa oo salaama Salaan.* *(Suuradda Al-Azhab:*
*โ Wuxuu Yiri Raasuulku (๏ทบ):* *Qofkii igu salliya hal mar, ilaahay ayaa ku saliyi toban jeer.*
*โ Wuxuuna Yiri Raasuulku ๏ทบ : Majiro qof i salaamaya, haddii uu I salaamana, ilaahay ayaa iisoo celiya naftayda si aan uga celiyo(qofkaas) salaanta}.*
*โ Wuxuuna Yiri Raasuulku (๏ทบ):* *Bakhaylku waa ka agtiisa la igu sheegay een igu salliyin* . ๐๐ป
ใwaagii subax kuu dhashiyo ใLibdhada galin ku dhacdaba ใWadkaad u dhawaaneysaa ใIfkaad ka dhamaaneysaa ใDhabtuna waa aakhirada ใWaxaa jahanama ku dhaca ใDhimbisheduna gubtaa ใNinkii dhabadeeda mara ใJanana dhayal laguma galo ใDharaarta qiyaamahana ใWaxad dhito kaydsatiyo ใWaxaad dhigataa heshaa
โ๏ธMaalin kasta o ay qorax kuso baxdo ogow iney tahay deeq xaga Alle kaaga timid ee kaga faideyso, ugana faa'iideyso cibaado iyo camal wanaagsan ๐ธ๐