DADKU MAXEY QAARKOOD QAARKA KALE U’AAMINEYN ?
Anton Chekhov wuxuu leeyahay🗣 Waxaa jira laba sababood oo aan dadka u aamini waynay🙅♂️
Midda hore: ma garaneyno iyaga
Oo xaqiiqdooda ma magaraneyno in ay yihiin kuwa la aaminikaro iyo inkaleba.
Midda labaad: waanu garaneynaa iyaga oo waxaan ognahay qaabka ay udhaqmaan iyo balan kabaxa ay sameyndonaan sidaa darted ma’aamino.💔