View in Telegram
ilahay xus oo xasuusnow
Jaceylka la sheegaba waa labada qof oo isfahan waaa ka dhex dhaco lkn malintay isfahman way dhamaate ama way ku kala tagayan yacnii qofka waxa jeclanaysa adigo ogayn adigo lasoo nolaan noloshii hore wax yaabaha uqarsoon anad garanen lkn marka si fiican isku dhex gashan wax yaabo badana aad kala ogaatan waad kala tagaysan kadib baad leedihin wan isfahmi waynay ismayna fahmi waynine ee waad isfahanten
💯
. Jacaylku aas aas uma ahan inu xirirka si jiro. jaceylku wuxu bilaawi kara xiriirka lkn ma damaanad qaadi karo inuu xirirku sii socdo
🙅♂️
in uu xirirka sii jiro waxaa aas aas u ah naxariista iyo cadaalada oo hadu jaceylka tago wali waxana tagin naxariisti iyo is aaminadii
😍
🌺
🌸
❤
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start