War wax kasta oo noloshan mudnaan iyo qiimi lehba waxa lagu hantaa u - babbacdhigga iyo ka adkaanshaha jallaafooyinka ka soo horreeya iyo tijaabooyinka taban ee ku lammaan ee loo sii marayo .
#xikmado/cajiib ah 1: qofna kuuma sheegaayo meesha aad ka xun tahay. Qof walba waxa uu kuu xumeeyn doonaa meesha aad ku ficaan 2: daciiftinimada waa in aad ka sugtaa qof in uu baahidaada tiro 3: aduunka laguuma keening in aad qof bani aadam qanciso ee hadiii uu kaa tago dheh Alxm 4: qof wax ku baray waa qof kun laqad kaa saxay 5 aduunka aabahaga kuu tacbi karo walalahaaha ku siin karaan balse aaqiro adigaaa laga rabaa in aad u shaqeysato waxa laaga bahan yahay camal niyad ah inaa sameyso....
<Ilaa iilka la I dhigo <Ma ilaawi dooono <Uurkeey ku taalaaye <Ajasheyda dabadees <Aragsan waxa tiraahdaa <Uunkaa kuu jaclaay <Oo in uu wax sheegtana <Inta wuu ka baqaayo <Waa kuu erdheysanaay❤️🫂