Laba caashQa wadaga laba dantooda oogada labaa durustaa cashaQa Laba wada daawada Laba dunida iska eeGta Laba dhuuxa isku sHuba Laba galgacalka wada curiya Labaa muxibo isku Qaba Laamane jira weeye Mahamed Iyo Hibaaq caLaf alle haysuGu daro 🤲❤🥺
Fariintani waxay ku socotaa qoftii aan jeclaaday, jaceyl aan xad lahayn. Qoftii qalbigeyga guri ka sameysatay, jaceylkeedana ka dhigtay mid laabteyda suran. Haddii ay jirto in qof bini aadam ah baahi loo qabo, nafteyda adiga ayeey ku tabeysaa oo ay ku qanacsantahay in ay kula noolaato, iyada oo aanan ka fikireynin culelysyada imaan karaa mustaqablka. Jaceylka aan ku qabo dartii❤️🧕❣️💕🤞✌️
"Sida ay indhahaygu u jecel yihiin inay daawadaan muuqaaga, ayuu qalbigayguna u jecel yahay xasuustaada"😍🙈 Nabadgelyo iyo naxariis korkooda ha ahaato kuwa isku jecel sida ay yihiin , isku daneeya ,iskuna ilaashada sida dad weligood soo wada jiray!!🫂🔐🫶
Qalbiga kali baad ku tahay noolasheydii Naftana weHeL baad u tahay beerlula Niyada qanac baad u tahay Nolosha qayb baad ka tahay jacaylka qisaad u tahay Ruuxda qareen baad u tahay marwdeyda Daryeel qof dhan baad u tahay Digtoor anigaad ii tahay beerlula 🫂🔐
✍Sidaan kuu daryeeliyo☝️ ✍Sidaan kuu daydayey🥰 ✍Durba ii maadan ogaano ✍Danaystiyo waxad ahyad ✍Mid dhaawacayga jecel ✍Markan kuu dhawaqana ✍Dhinac baad u bayrtaayo ✍Aayar iga sii dhaqaaqdaa.
Kama daali doono inaan ku dhaho iga raali noqo qaali, maxaa yeelay waxaad ku weyn tahay qalbigeyga. Waan ogahay inaan wax u dhimay kalsoonidaada, dareenkaaga laakin waxaan weli ogahay in aan Adiga si dhab ah kuu jecelahay waana sababta igu kalifeyso inaan kuu soo diro eraydaan. Xaq ayaad u leedahay balse ha iloobin inaad tahay dareemaheyga iyo mustaqbalkeyga. Sida ay wax u dhaceen hadaan isweydiiyo, aniguba ma aqaano waxaan ku jawaabo. Wax walbaa oo aan sameeyay eedeeda waxaa iska leh nafteyda, waana ka cudur daaranayaa xanuunka aan u geystay naftaada. Waxay igu tahay murugo joogto, walaac iyo walbahaar laakin mid ha iloobin, inaan diyaar u ahay raali galintaada Iyo wax walbaa oo aan ku heli karo farxadaada iyo kalsoonidaada.
⚡️a arag asaagaaga..💗 Ma farxin la aantaada😫 Ma ilaabo xusuustaada🥺 Mana koobo amaantada ma filan xumantaada Ma ogtahay daren kayga Ma ogtahay aduun kayga Mise ogtahy macaan kayga Ma siyaado la aantaada.....🫀🫂❤️
Dumarka Haloo Naxriisto Hana ladhooro Hana la'ixtiraamo Yaanan gacan loo qaadin Yaanan laga ilmaysiin Yaanan lagu qaylinin Wax dhib ah yaanan latusin Mar walbo halaga farxiyo Hana loo sabro Ayaga Waa dheyman
🗣Nabiga ﷺ Wuxuu yiri👳🏻♂️💕 Rag Waxaa u fiican kuwa dumarka u fiican😭👸🏻🫶🦋🫂