#xikmado/cajiib ah
1: qofna kuuma sheegaayo meesha aad ka xun tahay. Qof walba waxa uu kuu xumeeyn doonaa meesha aad ku ficaan
2: daciiftinimada waa in aad ka sugtaa qof in uu baahidaada tiro
3: aduunka laguuma keening in aad qof bani aadam qanciso ee hadiii uu kaa tago dheh Alxm
4: qof wax ku baray waa qof kun laqad kaa saxay
5 aduunka aabahaga kuu tacbi karo walalahaaha ku siin karaan balse aaqiro adigaaa laga rabaa in aad u shaqeysato waxa laaga bahan yahay camal niyad ah inaa sameyso....