Hadii janadu tahay meesha qofka loogu nimceeyo, naartuna tahay meesha qofka lagu cinqaabo ogow aduunyadana in ay tahay meesha kaliya ee qofka lagu imtixaano
Ha sugin inaad gaarto meesha aad rabto adigoon dhaq dhaqaaq samayn Hana sugin in lagu dhoho waxaad tahay guulaystaha maanta adiga oo aanan guul darada cashar ka baran ๐ฅ๐ซก
Ninka Wanaagsani Maaha Nin Taajir Ah Ama Qurux Badan ee waa nin ka xaas kiisa dareen siiya inay ayada wax walba u thy dumarka kalena aan lasiminโค๏ธ๐ฅฐ
Laba nin oo walaalo ah oo Baakistaaniyyiin ah Aya iibsaday guri oo dagay iyagoo habeen kamida habeenada jiifa Aya Hal mar gurigi gubty Dhamaan danbas bay noqden ilaa kitaab asagana wada gubty ilaa aayadan mooye , halkaas waxa ka cad Hantidi ay ku iibsaden ayna ku dhisen inay ribo tahay , maantana Caalamka oo idil xata caalam Al islaami waxa ugu badan ee lagu shaqaysto wa RIBO !