Ilaahay wuxuu idinka soo saaray caloosha hooyooyinkiin idinkoo waxba aan garanayn, wuxuu idiin yeelay (abuuray) maqalka, aragyada, qalbiyada si aad ilaahay ugu mahadnaqdaan}❤
🤍🥹💕Ee ku sabar nolosha 😊💖🥰
* يَا أَيُّهَا الَّذِينَ آمَنُوا اسْتَعِينُوا بِالصَّبْرِ وَالصَّلَاةِ ۚ إِنَّ اللَّهَ مَعَ الصَّابِرِينَ"
* Kuwa xaqa rumeeyow, kaalmaysta sabirka iyo salaadda; Alle waa la jiraa kuwa sabra."
* Xumaha Noqo Ruux iLaawa
Cafiska Noqo Ruux Awooda
Qofkaad Uurkaba Ku Hayso
ILaahay Dartii U Saamax
Quluubta Ka Saar Adoonka
Maruun Kugu Dhibay Aduunka
Ifkana Khayr ku Shaqayso
.Qofkii xibnihiisa ku raaligaliya amaba raali uga noqda inuu (shahawaadka) waxyaabaha naftu jeceshahay uu ku sameeyo qalbigiisa wuxu ku beeray geedka murugada.
🥹🫀