قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ : { ينزل رَبُّنَا تَبَارَكَ وَتَعَالَى كُلَّ لَيْلَةٍ إِلَى السَّمَاءِ الدُّنْيَا حِينَ يَبْقَى ثُلُثُ اللَّيْلِ الآخِرُ يَقُولُ :
مَنْ يَدْعُونِي فَأَسْتَجِيبَ لَهُ مَنْ يَسْأَلُنِي فَأُعْطِيَهُ مَنْ يَسْتَغْفِرُنِي فَأَغْفِرَ لَهُ }.
رواه البخاري و مسلم
📚Rasuulka N.N.K.H wuxuu yidhi : { Wuxuu soo daga habeen walba Rabigeen Tabaaraka watacaala samada aduunka, markuu habeenka Thuluth ka harsanyahay. ( Sedex meelood meel )
Wuxuu dhihi Alle subaxnawatcla :
Ma jiraa qof i barya oon aqbalaa, qof i waydiista oon siiyo, qof iga danbi dhaaf dalba oon u danbi dhaafo. }
W/W: Bukhaari iyo Muslim .
🔝 Muhiim: Soo dagitaanka ilaahay sw sida uu yahay magaranyno kaliya waa inaan rumaynaa
قَالَ رَسُولُ اللهِ ﷺ "إِنَّ الرَّجُلَ لَتُرْفَعُ دَرَجَتُهُ فِي الْجَنَّةِ فَيَقُولُ: أَنَّى هَذَا؟ فَيُقَالُ: بِاسْتِغْفَارِ وَلَدِكَ لَكَ."
حَدِيثٌ حَسَنٌ رَوَاهُ ابنُ مَاجَة
Rasuulka N.N.K.H wuxuu yiri:
{ " Qof ayaa darajadiisa janada kor loo qaadi" kadib wuxuu dhihi xagay iiga timid darajadan maba shaqaysane !?
Waxaa lagu dhihi " waa danbi dhaaf dalabkii ilmahaaagu kuu danbi dhaaf dalbayay"}
Xadiis xasan W/W: Ibnu maajah
@muhiim_garaad