أَلَيْسَ اللَّهُ بِكَافٍ عَبْدَهُ
Waxaa laga yaabaa inaad cabsi iyo werwer ka qabto mustaqbalkaaga, laakiin waxay cabsidaasi baaba’aysa ooy noqonaysa waxba-kama jiraan marka aad dib u milicsato hadalka Eebbe Ee ah “miyaanu Eebbe Ku filnayn adoonkiisa?”
Tanina waa fariin qurux badan oo inooga timiday xagga Rabbigeen! Yaa Rabbi waad nagu filantahay💞✨🤍.
Salaadu dhaqanka qofka wax ayeey ka badashaa, akhlaaqdiisa ayeey wax ka badashaa oo xumaha ayeey ka rebtaa, hadii aad aragto adiga oo dhaqankaagu is badalin xumihiina aan wali ka harin hadana salaad tukanaayo saladaas ayaan ahayn saladii saxda ahayd ilee allah ayaa qur,aanka noogu shekagay in salaadu xumaha ay dadka ka reebto
Sh.mustafa xaaji ismaciil❤️
🥲❤🩹
Dadka waxaa ugu liita laba mid, Nin aan waligiis masaajid galin oo ay ugu horayso maalinka mayd kiisa lageeyo ee lagu tukanayo, io gabar aan waligeed is asturin oo ay asturnaantu ugu horayso maalinka karfanta lagu duudobo
🥲❤🩹