Hadii adiga oo lacag 10 dollar ka haysta madaxweynahadalkaaga,kan maamul gobeedkaga ,kan ganacsadaha,ama qof caan oo kale oo si un bulshada magac iyo maamuus ugu dhex lihi uu ki yiraahdo 10 dollar isii ama qado naga bixi wallet,keega baan soo iloobay wxay u badan tahay in aad siiso ama qado kaga bixiso weliba adigoo og in uu heli karo qado iyo ka badanba .lkn taa lidkeeda hadii miskiin baahan 10 kun oo shilin somali ah ku waydiisto ama qado iga bixi uu ku dhaho waad qadinaysaa iyadoo laga yaabo in kumanaan lacag ahi kuugu jirto bangiga ,baahidana aad korkiisa ka arki karto maxaa isbedelay?