View in Telegram
Abdullahi dhaqane
✔️
💐
❤️
Farxada qoyska iyo jacelka qoyska. ____ Walalkeygow sii waqti Xaaskaada oo ku sheekaysatiin, sii daryeel iyo daneyn iyo jaceyl.
✔️
💐
❣️
maal maha aad shaqada leheen, zowjadada iyo caruurtaada la joog oo la sheekayso,
✔️
💐
🙏🏻
waqtigaaga sii zowjadada iyo caruurtaada, sawabtoo ah meesha waxa ka dhalanaayo farxad iyo jacel weyn iyo isfahan kalsooni gaamuurtay.
✔️
💐
Ma jiro Wax ka muhiimsan Xaaskaga iyo Caruurtaada ( Qoyskaaga ) Qoyskaada waa lambarka koowaad brother
🙏
Dhib kuguma ahan inaad share gareysid, asxaabtaada aad la jeceshahayna mention kudhahdid laga yaabaa in qof isku bedelo. ~Abdullahi dhaqane
🫡
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start