Waan kuu jeclaa mana aanan ka baqin inaan qalbigayga kuu furo Waan ku sugayay si xushmad leh ayaan kuu dul taagnaa, laakiin waxay ila tahay in jacaylkeygu uusan marna gaarin qalbigaaga Wax walba waan kuu sameeya laakiin mar walba waxaan dareemayay inaan ku ahay qof muuqaalkaaga ka ag fog Hadda waxaan ogaaday inay muhiim tahay inaan qalbigayga badbaadiyo inkastoo jabka aan dareemayo uu yahay mid aan ka bogsan doonin si fudud laakiin mar walba waan kuu rajeynayaa farxad😭❤️🩹
Aniga dadka wexey ii maleeyaan in aan farxad badanahay qof walibana wuxuu igu dhahaa maxay tahay farxadaan aan kala joogsiga leheen maalin walibi mxd la faraxsan tahay balse iyaga ma oga in aan maalinba maalinta ka danbeeysa ay Murugadeyda Sii kordheyso Runtii Anigah Waxa qalbigeyga ka guuxayoh haddii uu qof bini,aadam dhageysto Wuxuu la ilmeendoonaa Xanuunka aan mar walibo dareemo 😭💔
Anigah Waxaan U baahanahay Daryeel jecel Horaa Loo dhahay Dareen Jecel waa la heli karaa Laakiin daryeel jaceyl hal qof baa ku siin Karoh wuu daalay qalpigeyga😭😭😭