View in Telegram
Dacwah Channel
مَا سَلَكَكُمْ فِي سَقَرَ قَالُوا لَمْ نَكُ مِنَ الْمُصَلِّينَ وَلَمْ نَكُ نُطْعِمُ الْمِسْكِينَ Ehlu Naarka Mariii Lawaydiiyay Maxaa Naartan Saqara Idin Galiyay,Waxyaabaha ay ku Jawaabeen Waxa Kamid ah Masaakiinta Maanaan Quudin Jirin,Aayad Kalena Waxay Tilmaamaysaa Maanaan boorin Jirin. "ولا يحض على طعام المسكين" Miskiinkii Larabay in Xaqqiisa La'ilaaliyo Iskadaa in intiisa Loo dhowree Isagaa Xaqqiisii La Dhacayaa .!!! -Aaway Kuwa Gaajaysan ee qaawan Ee Cagaha Cad Xoolahoodii.?! Aaway.? -Aaway Nasiibkoodii Dhulka Ay kulahaayeen io Xaqoodii.?! Aaway.? Ma Waxaad umalaynaysaan XAJ iyo Cumraan Aaday Inay Kaadhaqayso Xoolaha Umadda.?! May Wllhi inayna Kaadhaqaynin.
☝️
(Rabi haloonoqdo.)
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start