Goor ay la muran tay caaisha alle haka raali noqdee ninkeedi , nabigeena Muhamad NNKH oo uu ku yidhi; ''Yaad doonaysaa in uu inoo yimaad oo inoo kala gar qaado; Ma cumar rc?'' Waxa ay tidhi ''May'' Waxa u ku yidhi '' ma abahaa Abubar sadiiq ?'' Waxa ay tidhi ''haa'' Goortii uu u yimid Sadiiq rc Waxa uu nabigu u yidhi caisha ''hadalka man bilaaba mise wad bilaabi?'' Waxa ay ugu jawab celisay ''bilow hana ku hadlin ilaa wax aan xaq ahayn (sax ahayn)''. Wuu u cadhooday sadiiq waxana uu yidhi ; rasuulka alle kumaba hadlo ilaa wax aan xaq ahayn waxa uuna ka baqay sadiiq in uu reerku ku kala go'o hadal uu yidhi dartii wuuna kacay si uu wax ugu dhifto umunaa caaisha rc Waxa ayse ku daba dhuumatay nabigeena suuban NNKH Nabigu waxa u ku yidhi'' Abuubakaraw waxa aad utimiday in aad inoo kala gar qaadid ee umaanad iman in aad garaacdid'' Nabigu waxa uu jaleecday caaisha uuna ku yidhi isagoo dhoolacadaynaya '' hadeer waad ila doodaysay imikana waadigan igu daba dhuumanaya''
Marnapa ma aan qurshayn inaan si qoto dheer kuu jeclaado oo uu caqligii aan ku sheeganaana uu u iisho dhankaaga se waxay ahayd kadis noloshayda saamayn khaasa ku yeeshay
Naftani waxa ay uxiiso qabtaa bishii barakaysneyd ee ramadaan , waxa ay ujeelan tahay bisha aduunyo jaceylka ay dadka ku dhax yaraato ee quluubteena jadiidino, allow nagu sin anagoo camal kiisa uwanaagsan hayna.