View in Telegram
ℝ𝕒𝕒𝕩𝕒𝕕𝕒 𝕢𝕒𝕝𝕓𝕚𝕘𝕒
🫀
Shay Qof isku qurxiyo waxa ugu qurux badan kalsoonida Nafta.) Hu’ lagu lebistana waxa u mudan taqwada (وَلِبَاسُ التَّقْوَىٰ ذَٰلِكَ خَيْرٌ ۚ) Sahay la qaatana waxa ugu qiimo badan , dabeecada wanaagsan (akhlaaqda wanaagsan )
💯
قال عليه الصلاة والسلام : { اتق اللّه حيثما كنت، وأتبع السيئة الحسنة تمحُها، وخالق الناس بخُلق حسن } Wuxuu yidhi suubanuhu ﷺ : illaahay ka baq meelkasta oo aad joogto, xumaantanna wanaag ku xiji wey masaxaysaaye, dadkana kula dhaqan dabeecad wannaagsan.
❤️
😊
#RAAXADA_QALBIGA
Share
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily
Start