waa sax hal mar ayaa la dhintaa, balse tijaabi oo jecloow qof aan KU jeclayn i aamin boqol mar ayaad dhiman doontaa 😢.
Bal sawirro xanuunka geeridda halkii mar iyadoo boqol mar kugu soo nonoqotey ma xanuun fududaa? qiimee oo tixgeli nafta kujecel walal nasiib ayaad leedahay hadad heysatid qof si dhab ah kuujecel maanta lama helo waaba haduu kusoo marey nasiibkaa igana raali noqda hadaan farageliyey noloshiina 🙏☝️🙌