Noloshu way soconaysa qofkii na xumeyay bari ka malin wu no bahan kara kii aan xumaynayna bari ka malin wn u baahan karnaa balse inteena badan marka lana xumeeyo qalbigeena rad ayay ku reepta markiise aan inagu wax xumayno qarken uma maleyan inan khalad galnay anyway qofkastow ogoow qofkii ku xumeyay malin asago ku bahan wad arkaysa sido klena kii aad xumaysay adigo u bahan wad arki karta is cafinta io dulqaadkupa waa laba arimod oo loga bahan yahy qofkasta kan wax xumeya io kan la xumeyapa waa in ay bartan qaabka qofka lo cafiyo loguna dul qaato🫡
Habenkan ugu dambeya ee sandkan waxan ku balan qadya inan waligey ku jaclan dono sidi an ku jcla marki hoore inu kasi bato moye lagama yabo inu wax yar naqusmo Wax kastan sandkan ka helay waxa ugu qimah badan wa adiga mcn adiga ayan ku doortay wligeyna wan ku dooran doona waxad tahay bilowga iyo dhamdka faraxdeyda sanado badan ayan wada jiiri doona jacylkenuna wa mid an dhamad lahayn haben wngsan Indhahaygiih🫡
Runtii waxaan rabay inaan noolaado. Waxaan rabay inaan ku tiirsanaado garabkaaga Waxaanan rabay inaan ku jeclaado in ka badan intaa ogtahy balse may dhicin🫡
Wakhtigayga Ugu badan adigan ku galiyay isla adigii unbana xanuunka u badan idareensiyay wan ooya mar walipa Oon xanuusto wedhii aad idhihi jirtay ee ahyd [Wadka mooye wax kale nama kala qaadi doono]🫡
Waqti ayay qaadatay, laakiin markii aan ugu dambeyntii ogaaday in aan si tartiib tartiib ah u dhimanayso naftaydu waxaan isku dayay inaan kaco oo aan socdo tallaabo ayaan cagaha u jiiday waana markii aan ogaaday in mid ka mid ah waxyaabaha ugu adag ee nolosha lagu sameeyo ay tahay inaad ka fogaato waxyaabaha aad waligaa rabtay Lakiin waan sameeyay🫡