Wan sameeyay👇
Waqti ayay qaadatay, laakiin markii aan ugu dambeyntii ogaaday in aan si tartiib tartiib ah u dhimanayso naftaydu waxaan isku dayay inaan kaco oo aan socdo tallaabo ayaan cagaha u jiiday waana markii aan ogaaday in mid ka mid ah waxyaabaha ugu adag ee nolosha lagu sameeyo ay tahay inaad ka fogaato waxyaabaha aad waligaa rabtay Lakiin waan sameeyay🫡
RetWan✍️