View in Telegram
Lesson sixteen: verb must, Casharka lix iyo tobnaad: fal waa waajib       Subax wanagsan arday 1 Must you bring up your children? Ma inaad carruurtaada korisaa baa ? yes, i must bring up my children Haa, waa inaan koriyaa carruurtayda 2 Must you brush your teeth? Waa in aad cadaydaa ilkahaaga? yes, i must brush my teeth Haa, waa in aan cadaydaa ilkaheyga 3 Must he get married soon? Ma inuu dhaqso u guursado baa ? yes, he must get married soon haa, waa inuu dhaqso u guursadaa 4 Must she wear veil and yashmak? Ma inay xidhato baa  xijaab iyo indha shareer? yes, she must wear veil and yashmak Haa, waa inay xidhataa xijaab iyo indha shareer 5 Must they go to abroad? Ma inay dibadda aadaan baa ? No, they must not to abroad, They must stay in their motherland Maya, waa in aysan dibadda u bixin, waa in ay joogaan dalkooda hooyo @BaroEnglish1 🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Find friends or serious relationships easily