Lesson sixteen: verb must,
Casharka lix iyo tobnaad: fal waa waajib
Subax wanagsan arday
1 Must you bring up your children?
Ma inaad carruurtaada korisaa baa ?
yes, i must bring up my children
Haa, waa inaan koriyaa carruurtayda
2 Must you brush your teeth?
Waa in aad cadaydaa ilkahaaga?
yes, i must brush my teeth
Haa, waa in aan cadaydaa ilkaheyga
3 Must he get married soon?
Ma inuu dhaqso u guursado baa ?
yes, he must get married soon
haa, waa inuu dhaqso u guursadaa
4 Must she wear veil and yashmak?
Ma inay xidhato baa xijaab iyo indha shareer?
yes, she must wear veil and yashmak
Haa, waa inay xidhataa xijaab iyo indha shareer
5 Must they go to abroad?
Ma inay dibadda aadaan baa ?
No, they must not to abroad, They must stay in their motherland
Maya, waa in aysan dibadda u bixin, waa in ay joogaan dalkooda hooyo@BaroEnglish1🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶