QALBI QOOYE 1
Канал
@qalbiqooye1
Поделиться
Продвигать
363
подписчика
Love Center - Dating, Friends & Matches, NY, LA, Dubai, Global
Бот для знакомств
Запустить
QALBI QOOYE 1
Allahayow adaa waynoo waaxidehe
Nooo sikhir amuuraha
QALBI QOOYE 1
HAD IYO JEER XASUUSO ……
Xaaskaaga waa qofka kaliya ee kugu jeclaaday qofka aad tahay.
Hooyadaa way ku jeceshahay sababtoo ah waxaad tahay wiilkeeda,
walaalahaa way ku jecel yihiin sababtoo ah waxaad tahay walaalkood,
carruurtaadu way ku jecel yihiin sababtoo ah waxaad tahay aabahood.
Laakiin xaaskaagu heer kale ayay maraysaa,
way kugu dooratay wax kasta Oo aad tahay
✍
QALBI QOOYE 1
Ilaahayow culays aaanaan qaadikarin hana saarin yaa rabi
🤲
QALBI QOOYE 1
Afkaaga ka ilaali eray aan maalinta qiyaaame kufarxad galinayn
Adinkaaagana Haku qorin waxaanad alle hortii maaalintaa ku farxi doonin
✍
QALBI QOOYE 1
https://vm.tiktok.com/ZMkDBa5Ee/
TikTok
TikTok · ABDULAHI
🇸🇴
🙏🏼
❤️
8644 likes, 301 comments. “30k meqo noka dhiman hada
🫵
🤔
”
QALBI QOOYE 1
صباح الخير
QALBI QOOYE 1
Forwarded from
🌴
_TEA
🅰
L_Raxma
➖
🌴
🌹
Ka xulo midkaa doonto xulasho wacan
🌹
--_--------------- ------------ ----------- --------- -----
[
🌱
Al-Raxma waa kor uqadaha channel kaga
🌱
]
------------- ----------- ------------- -----------
🌙
( Diini )
🌙
---------------------
🌻
@machadudarukheyrchanel
🌻
@AMirSHaCraWi
🌻
@WadadaToosan
🌻
@muntkhab
🌹
@Ehalu_Jannah
🌷
@quraan103
🌹
@Wanaagmedi
🌷
@FIIRAAN
🌾
Sheeko--jacayl
🌾
-----------------------------------
🌺
@dareenfahan123
🌺
@qalbi_dhaye1
🌺
@tixjaceyl
🌺
@Manhadal
🌹
@Dareenjacel143
🌹
@hagahanolosha7
🌹
@AMirBUlShaWi
----------- ------------ ------- ------- --
🌻
Xulasho-wcn
🌻
----------------------------------
🌸
@OGAANSHO12
🌸
@Dareenka_Guusha
🌸
@DhuuxJaceyl
🌸
@noloshuwaahalgaan
🌸
@ansarudacwah
🌸
@Sirtanolasham24
🌸
@ruuxdawanaagsan1
🌸
@RibaaxaAcademy
🌸
@hansidechannel
🌸
@Balaashaan
🌸
@quraanonline1
🌸
@Naxriis_Badne
🌸
@ONLINE_MARKET_24
🌴
xulasho
🌴
--------------
🌾
@dhigal
🌾
@zainasharafchannel
🌾
@hoygaxikmada7
🌾
@Kasdareen12
🌾
@Cawayskanolosha
🌾
@xabsijacayl12
🌾
@xakamenaftaada
✏
Qural--xigmado
🔦
------------ ------- ----------- ----
💐
@Q0RM0
💐
@somaliedit10
💐
@XIKMADAHA_NOLOSHAA
💐
@dhibanayaaljaceyl
🌴
@Abdirizakthoughts1
☔
@islamicdigital
☔
@murtimaal1
☔
@Cajaa_ibta_dunida
☔
@xikmaawimedia
☔
@abditahad
☔
@XARGO_JECEL
-------- ----- ------ ------ ------- ---------
📙
xulasho
📚
-------------------------------------------
🌴
@xikmadjacayl
🌴
@dhiirigelin27
🌴
@BaroEnglish1
🌴
@oldwrite
🌴
@Bulshokaabmedia1
🌴
@Murti_maal
🌴
@dhiirigalin100
🌴
@QALBIQOOYE1
🌴
@Besty_photos
🌻
@fududeeye209
🌻
@LAMPTECH
🌻
@MURTI_MADALO1
🌴
@Somaliwayncrypto
🍀
Xulasho
🍀
---------------------------------
🌹
@waxbarashoi
🌹
@xikmadjacayl
🌹
@hamdimohamed44
🌹
@sahmiyedigital
🌹
@xikmad_channel
🌹
@Dacwah_Channel
---------------------------------
Alle ka cabsi ga ku dadaal, ogoow in Alle ku arko- اتق الله
👇
👇
https://t.center/AlRaxmachannel
---------------------------
💪
Dhiira---Galin
💪
------------------ --------- -----------
🌹
@TALOOYINKANOLOSHA24
🌹
@kabtanhaaraxikmawi
🌹
@Murti_maal
🌹
@ustadAntonio
✍️
📚
🌷
@jiiladvert
🌹
@Qataatow9
🌷
@DIINTUWAANAFTENA
🌷
@wayahaadunka
🌷
@fardawsafiican1
🌷
@Abdirizakthoughts1
🌷
@noqomufakir
🌹
@Taloyinkaguusha
--------- --------- ------ ------ ----- ---
❤
hoyga--jacelka
❤
-------------------------------------------------
💐
@jowharadi1ifeysay
💐
@qalin19
💐
@mirojaceyl
💐
@Jaceylkiilumay
💐
@tareenkanolasha
💐
@Daaruladham122
🌹
@aadan123
🌹
@koolkooliye6
🌹
@AQOON_CHANNEL
🌹
@Riyooyinkeena56
🌹
@xikmado222
🌹
@dhiiriye
🌷
@Dadweynha
🌹
@XasUus_QoR_JecEYl
Channel ku darista iyo wixii faah faahin
Ah kala xariir
👉
[
@maxmeddeq
]
Xulasho
-----------------------------------
🌹
@XikmadoIslamic
🌹
@Gazanewsm25
🌹
@dhuuxdren
🌹
@xakamenaftaada
🌹
@erayojacayl
🌹
@OGAANSHAHANOLASHA67
🌹
@murtimaal77
🌹
@dhiirigalin7
🌹
@fahanbooks
🌹
@kabtanhaaraxikmaawi
🌹
@Muslimdaaha
🌹
@saaxiibka_Kheyrka
🌻
Dhamaad-----end
🌻
-----------------------------------
https://youtube.com/@alraxmachannel1696
Telegram
🌷
Al raxma_____channel
🌹
Gacmo furan ku so dhawaw Waxaa kaheli kar taan quraanka kariimka tafsiir quraanka axaadiis nabiga scw iyo suaalo diini ah waxaa kale oo kaheli doontaan qisooyin iyo sheekoyin idin xiiso galin doono i.a
☑
ku________soo____dhawaw___Al Raxma _
channel
🌷
🍁
QALBI QOOYE 1
اللهم صل وسلم على نبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
QALBI QOOYE 1
Ku mashquul wax kuu dana
Ka mashquul wax kuu daran
Waxaan kuu qalmayn diid.
🫶🏻
-Kaaba
QALBI QOOYE 1
🍁
SawTaaN horay kuu siiyay halkuu
Qayarkaa Ba wayay
🫀
QALBI QOOYE 1
Fᴀʀxᴀᴅ Aʏᴀʏ Kᴜᴜ Rᴀᴊᴀʏɴᴀʏᴀᴀɴ Bᴀʟsᴇ Aɴɪɢᴜ Fᴀʀxᴀᴅ Aʏᴀᴀɴ Kᴜᴜ Sᴀᴍᴀʏɴᴀʏᴀᴀᴀ
❤️
❤️
❤️
🌿
😁
😁
🌸
🌸
QALBI QOOYE 1
"Labo marba waa xanuun jacaylka, marka aad jeclaato qof aan ku jeclayn iyo marka uu ku jecel yahay qof aadan jeclayn."
QALBI QOOYE 1
Ka raali nqo qalpigayga haddu ku qaday jacayl.xad dhaaf ah oo adan ka filayn
aniga ayaa ka canaanan doona una sheegi doona qaladkiiisa
😪
💔
QALBI QOOYE 1
"Ruuxa akhriya Suuradda Al-Kahfi maalinta Jimcaha waxaa loo ifiyaa nuur inta u dhaxaysa labo Jimce."
-Nabbi Muxamed (scw)
QALBI QOOYE 1
Xadiiskii 23 ee arbicinka dhugasho wcn
🌸
🌸
🌸
QALBI QOOYE 1
Waxaa laga weriyay Abuu Maalig al-xaarith ibn Caasim Al-Ashcari (Allah haka raalli noqdee):”In uu yiri: Rasuulkii Allah (s.c.w) Wuxuu yiri: Nadaafaddu waa iimaanka barki, xamdiga Allana wuxuu buuxiyaa miisaanka, Ereyada Subxaanallaah iyo Alxamdulillaah waxay buuxiyaan cirka iyo dhulka dhexdooda, salaaddu waa nuur ,sadaqadu waa burhaan (xujo), sabarku waa iftiin, Qur’aanku xujo ayuu kuu noqdaa amaa kugu noqdaa, dadka oo dhammi wey kallahaan naftoodey iib geeyaan, qaar wey xoreeyaan, qaarna wey halaagaan. “ [Muslim].
QALBI QOOYE 1
عَنْ أَبِي مَالِكٍ الْحَارِثِ بْنِ عَاصِمٍ الْأَشْعَرِيِّ رَضِيَ اللهُ عَنْهُ قَالَ: قَالَ رَسُولُ اللَّهِ صلى الله عليه و سلم الطَّهُورُ شَطْرُ الْإِيمَانِ; وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلَأُ الْمِيزَانَ، وَسُبْحَانَ اللَّهِ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ تَمْلَآنِ -أَوْ: تَمْلَأُ- مَا بَيْنَ السَّمَاءِ وَالْأَرْضِ، وَالصَّلَاةُ نُورٌ، وَالصَّدَقَةُ بُرْهَانٌ، وَالصَّبْرُ ضِيَاءٌ; وَالْقُرْآنُ حُجَّةٌ لَك أَوْ عَلَيْك، كُلُّ النَّاسِ يَغْدُو، فَبَائِعٌ نَفْسَهُ فَمُعْتِقُهَا أَوْ مُوبِقُهَا. [رَوَاهُ مُسْلِمٌ].
QALBI QOOYE 1
https://vm.tiktok.com/ZMkAss8Hy/
TikTok
TikTok · Waqal_0
40.8K likes, 263 comments. “#
🥹
💔
#motivation #motivation #xikmad #somalilyrics
🌺
😕
💎
#fyppppppppppppppppppppppp #fypsounds #somalilyrics #musica #fouryou #fyp #waqal_0 #goviral ”
QALBI QOOYE 1
"Ninba wuxu dhitaysta ugu jira dhiisha caanaha!"
QALBI QOOYE 1
Allahayow aduun kiyo aakhiraba nacisee